Thursday 3 September 2009

HAMBALYO SANADGUURADA LABAAD EE AASAASKA SHABAKADDA LONGLIVESOMALILAND.COM

HAMBALYO SANADGUURADA LABAAD EE AASAASKA SHABAKADDA LONGLIVESOMALILAND.COM

HAMBALYO SANADGUURADA LABAAD EE AASAASKA SHABAKADDA LONGLIVESOMALILAND.COM


Bahda shabakadda wararka ee TogaHerer News Network Waxay Hambalyo u diraysaa Shabakadda Wararka ee LongLiveSomaliland.com oo maanta u dab aal degaysa sannad guuradii labaad ee ka soo wareegtay maalintii la aasaasay shabakadda.

Webmaster ka , Golaha Tafatirka , Wariyayaasha qorayaasha Togaherer.com waxay leeyihiin Hambalyo Hambalyo dhammaan Tafatirayaasha Soo saarayaasha Wariyayaasha iyo dhamaan akhristayaasha Bogga LongLiveSomaliland meel walba ooy adduunka joogaanba


Hambalyo Hambalyo Hambalyo
www.togaherer.com

No comments:

Post a Comment