Saturday 26 September 2009

TACSI MARXUUM DAAHIR FAARAX JIRE

TACSI MARXUUM DAAHIR FAARAX JIRE

TacsiAnigoo ku hadlaaya magacayga, magaca REER CARWO iyo kan Xaaskeyga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, walaalada, ehelka, qaraabada, iyo
xigaalka uu ka geeriyoodey Marxuum Daahir Faarax Jire oo ku geeriyooday Hargeysa maanta 26/09/09.Waxaan si gaar ah u tacsiyadeynayaa xaaska iyo tafiirtiisa ku dhaqan Hargeysa iyo Reer Faarax Jire meel ay joogaanba.

Marxuumka oon ilaa yaraantii aqaanay, waxuu ahaa nin ficil iyo fikir leh, bulshaawi ah, oo bulshada ka dhex muuqda, qayb muuqatana ka qaatay halgankii SNM.

Axmed Carwo
Cardiff

No comments:

Post a Comment