Sunday 27 September 2009

TACSI DHAMAAN DADKANI WAXAY TACSIYEYNAYAAN

TACSI DHAMAAN DADKANI WAXAY TACSIYEYNAYAAN

Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi u Dirayaan Weriye Muha oo Aabaheed ku geeriyooday Hargeysa

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Xasan Axmed Ducaale, Agaasimaha Guud Mudane Maxamed Haybe Warsame, Agaasimaha Aarkiifiyada Axmed Jaamac, Agaasimaha Xisaabaadka Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Af-hayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge, Xoghayaha Madaxweynaha Maxamed Warsame Xirsi, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Axmed Maxamed Ciise, Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiirada Xuseen Sheer, Maxamed Nuur Sugaal, Yaasiin Nuur Mooge, , Riyaad Maxamed Yuusuf iyo dhamaan Shaqaalaha iyo Agaasimayaasha Wasaaradda Madaxtooyadu waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Weriye Muha Daahir Faarax Jire oo aabaheed Marxuum Daahir Faarax Jire ku geeriyooday Magaalada Hargeysa,

Waxayna leeyihiin Marxuumkaasi ilaahay janadii fardawsa ha ka waraabiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ha ka siiyo.

No comments:

Post a Comment