Tuesday 22 September 2009

OGAYSIIS KULAN LOO QABAN DOONO JAWLHARI OO KA DHICI DOONA LONDON

OGAYSIIS KULAN LOO QABAN DOONO JAWLHARI OO KA DHICI DOONA LONDON

jowhari

OGEYSIIS

Dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan UK siiba Magaalada London waxa la ogeysiinayaa in 24/09/09 Khamiista 4:00 galabnimo in ay ka soo qaybgalaan kulan ka dhicidoona Xaafadda Woolwich, Goobta : Woolwich Common Community Centre, Leslie Sq. Woolwich SE18 4DW. Kulankaas oo uu qudbad ku saabsan marxaladda uu marayo Wadanka Somaliland uu ka jeedin doono Siyaasiga Ahmed Mohamed Ahmed (Jowhari) dhamman dadweynaha Reer Somaliland iyo ciddii kale ee danaysa Somaliland waxa laga codsanayaa iney ka soo qayb galaan kukankaas,

Goobta: Woolwich Common Community Centre

Leslie Square

Woolwich SE18 4DW

Waqtiga: Khamiista 24/09/09, 4:00 galabnimo

No comments:

Post a Comment