Saturday 26 September 2009

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM DAAHIR FAARAX JIRE

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM DAAHIR FAARAX JIRE

26 September, 2009

tacsi1
Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay (SWT) Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Dahir Farah Jire oo Maanta 26/09 ku geeriyooday Magaalada Hargeisa. Aniga oo ku hadlaaya Magaca Golaha Cuqaasha ee Beesha Daa’ud Garxajis waxannu Tacsidan u diraynaa Qoyskii Marxuumka, Reer Farah Jire, Ehelka iyo Dhammaan Shacabka Somaliand. Waxannu Illaahay ka baryeynaa in uu Samir Iyo Iimaan Inaga siiyo Marxuumka Aammiin Aammiin
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden

No comments:

Post a Comment