Monday 21 September 2009

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo u hambalyo u diraya dhamaan ummada reer somaliland iyo xubnaha Xisbiga UCID ee kala jooga daafaha adduunka munaasabadda C

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo u hambalyo u diraya dhamaan ummada reer somaliland iyo xubnaha Xisbiga UCID ee kala jooga daafaha adduunka munaasabadda CIID AL FIDRIGA

cali

ciidwan

JAMHUURIYADA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka

UCID

Justice And Walfare Party

حزب العداله والرأفه

‘’THE RIGHTS WE ENJOY REFLECTS THE DUTIES WE OWE’’

CIID WANAAGSAN
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca xisbiga UCID waxan CIID AL FITRI halkan hambalyo iyo bogaadin ballaadhan uga soo dirayaa guud ahaan dhammaan dadweynaha reer Somaliland, gaar ahaana xubnaha UCID ee ku baahsan gudaha iyo debedda Somaliland.
Waxaan illaahay innooga baryayaa inuu ummaddeena siiyo khayr, bashbash iyo barwaaqo.

Ilaahayna inaga yeelo dhamaanteen kuwii uu ugu dambi dhaafo uguna naxariisto naartana kaga xoreeyo fadliga bisha barakaysan ee ramadaan soonkeenii aynju gudanayna illaahay inaga aqbalo Sanadka sanadkiisana ku gaadha guul iyo horu mar.

Bahda xisbiga UCID-na uga dhigo caafimaad iyo guul.

Alla Mahad Leh

Gudoomiyha Xisbiga UCID

Eng. Faysal Cali Waraabe

Our porpose is PEACE, our password is FREEDOM, our aim is QUALITY

Milgaheennu waa NABAD, Furaheennu waa Xorriyad, mabd’eenu waa TAYO

Ucidprty cadami

No comments:

Post a Comment