KOOXDA WIGAN OO UGU AWOOD SHEEGATAY SADDEXDA GOOL IYO HAL KOOXDA CHELSEA

Ciyaartii dhex martay maanta Kooxaha Chelsea Iyo Wigan Ayaa ku dhamaaday 3 iyo hal ay ku badisay guushana la carawday kooxdaWigan.
Kooxda Wigan ayaa Goolasha Saddexda waxa u kala dhaliyay Ciyaaryahanada kala ah .
Bramble 16
Rodallega (pen) 53
Scharner 90+1
Rodallega (pen) 53
Scharner 90+1
Halka Goolka maddiga uu u dhaliyay Kooxda Chelsea Drogba Daqiiqadii 47.
Bahda Ciyaaraha ee ToggaHerer
Sida ay dhibcaha u kala sareeyaan kooxuhu
| Team | P | GD | PTS | |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Man Utd | 7 | 11 | 18 |
| 2 | Chelsea | 7 | 10 | 18 |
| 3 | Liverpool | 7 | 12 | 15 |
| 4 | Tottenham | 7 | 7 | 15 |
| 5 | Arsenal | 6 | 10 | 12 |
| 6 | Man City | 5 | 5 | 12 |
| 7 | Aston Villa | 6 | 4 | 12 |
| 8 | Sunderland | 6 | 0 | 9 |
| 9 | Everton | 6 | -2 | 9 |
| 10 | Wigan | 7 | -6 | 9 |
| 11 | Burnley | 7 | -10 | 9 |
| 12 | Stoke | 7 | -4 | 8 |
| 13 | Bolton | 6 | -1 | 7 |
| 14 | Birmingham | 7 | -2 | 7 |
| 15 | Blackburn | 6 | -3 | 7 |
| 16 | Wolverhampton | 6 | -3 | 7 |
| 17 | Fulham | 6 | -4 | 6 |
| 18 | West Ham | 5 | -1 | 4 |
| 19 | Hull | 7 | -13 | 4 |
| 20 | Portsmouth | 7 | -10 | 0 |
No comments:
Post a Comment