Monday 28 September 2009

HAMBALYO MEHER (XASAN CISMAAN IYO ANIISA AADAN CAABI

HAMBALYO MEHER (XASAN CISMAAN IYO ANIISA AADAN CAABI

hambalyo

Faysal cali Ducaale
Yaasiin Jaamac Geele
Khadar Cumar Axmed
Axmed Warsame Maxamuud
Axmed Yuusuf Ducaale
Jaamac Cali Ismaaciil
Maxamed Shiine Kanadiid
Maxamed Cabdillahi Jaamac
Maxamed Axmed Muuse
Cabdiqani Caydiid Jibriil
Caydaruus Cali Ducaale
Cali Cawaale Cismaan
Cabdixakiin Siciid Barre
Maxamed Xassan Dhamac
Maxamed Xassan Iidan

Faysal Cali DucaaleYaasiin Jaamac Geele

Khadar Cumar Axmed

Axmed Warsame Maxamuud

Axmed Yuusuf Ducaale

Jaamac Cali Ismaaciil

Maxamed Shiine Kanadiid

Maxamed Cabdillahi Jaamac

Maxamed Axmed Muuse

Cabdiqani Caydiid Jibriil

Caydaruus Cali Ducaale

Cali Cawaale Cismaan

Cabdixakiin Siciid Barre

Maxamed Xassan Dhamac

Maxamed Xassan Iidan

Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa

Boqorka:-Xasan Cismaan Muxumed

Iyo

Boqorada:- Aniisa Aadan Caabi


Oo meherkoodu looga mushxaraday Rustenburg ee dalka South Africaiyaga oo kala jooga London iyo isla magaaladaas Rustenburg taariikhdu markay ahayd 24.09.2009 kuna beegnayad maalin Khamiis ah

Waxaanu mar labaad leeyihiin noqdi kuwii ku gaadha aqal galkooda rayn rayn iyo is afgarad iyo faraxad waxaan ilaahay idiinka rajaynaa reerkii ku dhisma tiirarka islaamka ee aad liicin, jabin , oo aan janjeedhsamin.
Sidoo kale waxan mar labaad idiinku deeqaynaa ducadii rasuulkeena suuban (SCW) uu ka odhan jiray xafladan oo kale
(BAARAKAALLAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAA BIL / FIL KHAYR)

AMIIIN …….AMIIIIN …… AMIIIN


No comments:

Post a Comment