Friday 18 September 2009

KHASAARAHA DAGAALKII SAAKA EE SEEMAAL CEEL BARDAALE OO ISA SOO TARAYA

KHASAARAHA DAGAALKII SAAKA EE SEEMAAL CEEL BARDAALE OO ISA SOO TARAYA

CEELBARDAALE

Wednesday, 18 September 2009
Wararka u danbeeyey ee Dagaalkii saaka Ka Bilaabmay Deegaanka Seemaal ee CeelBardaale ayaa khasaarihiisu isa soo tarayaa, Dhaawaca ayaa ah inta la gaadhsiiyay ilaa hadda magaalooyinka Borame Iyo Gabiley ilaa Sagaal Ruux halka Dhimashadana lagu sheegayo ilaa Afar Ruux oo labada Dhinac ka soo kala jeeda.

Dagaalka ayaa galabta Afartii iskii isu taagay.

wararka dagaalka Ceelbadraale saaka ka qarxay wixii ka soo kordha kala soco ToggaHerer

Warqabadka ToggaHerer

Hargeysa Somaliland

No comments:

Post a Comment