Tuesday 29 September 2009

DALKA TAJIKISTAN OO LAGU MAMNUUCAY GADHKA DHADHEER

DALKA TAJIKISTAN OO LAGU MAMNUUCAY GADHKA DHADHEER

29 September, 2009

Dalka Tajikistan oo ka mid ahaa Jamhuuriyadii burburtey ee Soviet Union ayaa laga soo saarey sharci in DhalinYarta laga Mamnucoo inay la baxaan Gadhka Dhadheer Weliba Goobaha Waxbrashada.

GREY_CURLY_BEARD


Afhayeenka Wasarada Waxbrashada Abdulkhamid Nozimov ayaa sheegay in macalimiinta da’doodu ka weyn tahay 50-ka sano lo ogal yahay in gadh dhareerkiisu aanu ka badneyn 3 cenimeter la baxan, waxaana sidoo kale raga da’da yar lagu amray inay gadhka iska xiiraan.


Talabadan Maamulayaasha Wadankaasi ka soo Saareen Gadhka ayaa lagu sheegay in dib loogu habeynayo Waxbarashada wadankaasi, isla markaana lagu wanaajiyo hab Dhaqanka iyo Fikirka dadka.


Dawlada Tajikistan oo dagaal xoogan la gashey sanadkii 1990-kii kooxo Islaamiyiin ah ayaa waxay ka qabtaa xasaasiyad iyo shaki ragga gadhka aadka u weyn la baxa.



Warqabadka TogaHerer

No comments:

Post a Comment