Monday 28 September 2009

VIDEO KU TUSAAYA SAWAARIIKHDII AY MAANTA TIJAABISAY DAWLADA IRAN

Dawlada Iran ayaa tijaajibsay sawaariikhdeeda ridada dheer kuwaas oo lagu magacaabo Al-shihaab , Iran ayey ka dambaysa tijaabadan ay tijaabisay sawaariikhdeeda kadib markii dawlada Israaiil laga helay wara shegay in ay weerar cirka ah u gaysan doonto goobaha lagu sameeyo gantaalahaas taas oo khubaro badani ay ku tilmaantay in aanay u suurta galay in ay dawlada Israiil duqayn u gaysato dhinaca cirka ah. Sida wararku sheegayaan dawlada Iran ayaan midada u sii soofaysanaysa sidii ay ugu gawrici lahayd Israiliyiinta kootada ku haysta gobolada bariga dhexa iyo waliba guud ahaan wadamada Carbeed. Xagan hoose ka daawo Video ku tusaaya Sawaariikhdii ay tijaabisay Irann

No comments:

Post a Comment