Monday 28 September 2009

LABADII HODMEE HOY WADA GALEE HOODALAY NOQDEE HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA

LABADII HODMEE HOY WADA GALEE HOODALAY NOQDEE HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA

(BAARAKALAAHU LAHA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKAA BIL KHAYR AW FIL KHAYR)

HAMBALYO AROOS TOGAHERERHAMBALYO AROOS TOGAHERER
LABADII HODMEE HOY WADA GALEE HOODALAY NOQDEE HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA .

Tafitiraha guud ee shabakada Togaherer Cabdi wahaab Janagale
Websmaterka shabakda togaherer Maxamed Muuse
iyo iyo dhamaan tafatirayaasha shabada , wariyayaasha shabakada oo kala jooga dunida daafaheeda kuwaas oo aanaan halkan ku soo tixi karayn waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan

Boqorka:-Xasan Cismaan Muxumed

Iyo

Boqorada:- Aniisa Aadan Caabi


Oo meherkoodu looga mushxaraday Rustenburg ee dalka South Africa iyaga oo kala jooga London iyo isla magaaladaasRustenburg taariikhdu markay ahayd 24.09.2009 kuna beegnayad maalin Khamiis ah

Waxaanu mar labaad leenahay noqdi kuwii ku gaadha aqal galkooda rayn rayn iyo is afgarad iyo faraxad waxaan ilaahay idiinka rajaynaa reerkii ku dhisma tiirarka islaamka ee aad liicin, jabin , oo aan janjeedhsamin.
Sidoo kale waxan mar labaad idiinku deeqaynaa ducadii rasuulkeena suuban (SCW) uu ka odhan jiray xafladan oo kale
(BAARAKAALLAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAA BIL / FIL KHAYR)

AMIIIN …….AMIIIIN …… AMIIIN

No comments:

Post a Comment