Sunday 27 September 2009

BAHDA SHABAKADDA WARARKA TOGGAHERER WAXAY TACSI U DIRAYAAN REER FAARAX JIRE GEERIDA KU TIMI MARXUUM DAAHIR FAARAX JIRE AHN

BAHDA SHABAKADDA WARARKA TOGGAHERER WAXAY TACSI U DIRAYAAN REER FAARAX JIRE GEERIDA KU TIMI MARXUUM DAAHIR FAARAX JIRE AHN

Tacsi

Dhamaan Bahda Shabakadda Wararka ee ToggaHerer News Network ee ku kala sugan dunida daafaheeda waxay Tacsi u dirayaan Dhamaan Reer Daahir Faarax jire iyo guud ahaan reer Faarax Jire oo ay ka Tacsidaynayaan Geeridii ku timi Marxuum Daahir Faarax Jire oo Xalay oo ay taariikhdu tahay 26/9/2009 ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Gaar ahaan Cusbitaalka Manhal ee Degmada Maxamuud Haybe ,Maantana lagu aasi doono Xabaalaha Sheekh Aden Siiro ee Waqooyiga Hargeisa.

Marxuumkana waxaanu Ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, eheladii, qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan cidii uu ka baxay Marxuumkuna Samir iyo iimaan ka siiyo.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Odayasha waaweyn ee reer Hargeisa .

Aamin!!! Aamiin!!! Aamiin!!!

INAA LILAAHI WA INA ILEYHI JAARUCUUN.

No comments:

Post a Comment