Monday 28 September 2009

HAMBALYO MEHER (XASAN CISMAAN IYO ANIISA AADAN)

HAMBALYO MEHER (XASAN CISMAAN IYO ANIISA AADAN)

Hooyo Xabiiba Jaamac Ducaale iyo caruurteeda oo kala ah
Cabdi Cismaan Muxumed iyo Marwadiisa Farduus Maxamuud iyo Caruurtooduba
Maxamed Cismaan Muxumed iyo Marwadiisa Jamiila Maxamed iyo Caruurtooduba
Xuseen Cismaan Muxumed iyo Marwadiisa iyo Caruurtiisuba, Sidoo kale Cabdillahi Jaamac Ducaale iyo Xaaskiisa Cadar Cali Mire iyo caruurtooda oo kala ah Maxamed Cabdillahi Jaamac, Sacda Cabdillahi Jaa
Sacda Cabdillahi Jaamac, Muuna Cabdillahi Jaamac. Cabdiraxiim Cabdillahi Jaamac, Mustafe Cabdillahi Jaamac.
Waxa sidoo kale hambalyadan diraya
Xassan Daud Cige
Cabdi Daud Cige
Khadar Daud Cige
Mukhtaar Daud Cige
Iid Daud Cige
Nuuradiin Garaad Cige
Najma Garaad Cige
Samiira Garaad Cige
Naciima Garaad Cige
Daaha Garaad Cige
Cabdisamad Garaad Cige
Cabdi Axmed Cige
Shiine Axmed Cige

hambalyo animated

Hooyo Xabiiba Jaamac Ducaale iyo caruurteeda oo kala ah

Cabdi Cismaan Muxumed iyo Marwadiisa Farduus Maxamuud iyo Caruurtooduba

Maxamed Cismaan Muxumed iyo Marwadiisa Jamiila Maxamed iyo Caruurtooduba

Xuseen Cismaan Muxumed iyo Marwadiisa iyo Caruurtiisuba, Sidoo kale

Cabdillahi Jaamac Ducaale iyo Xaaskiisa Cadar Cali Mire iyo caruurtooda oo kala ah Maxamed Cabdillahi Jaamac, Sacda Cabdillahi Jaa

Sacda Cabdillahi Jaamac, Muuna Cabdillahi Jaamac. Cabdiraxiim Cabdillahi Jaamac, Mustafe Cabdillahi Jaamac.

Waxa sidoo kale hambalyadan diraya

Xassan Daud Cige

Cabdi Daud Cige

Khadar Daud Cige

Mukhtaar Daud Cige

Iid Daud Cige

Nuuradiin Garaad Cige

Najma Garaad Cige

Samiira Garaad Cige

Naciima Garaad Cige

Daaha Garaad Cige

Cabdisamad Garaad Cige

Cabdi Axmed Cige

Shiine Axmed Cige

Dhamaan dadkasi waxay hambalyo aan la soo koobi karayn u dirayaaan

Boqorka:-Xasan Cismaan Muxumed

Iyo

Boqorada:- Aniisa Aadan Caabi


Oo meherkoodu looga mushxaraday Rustenburg ee dalka South Africaiyaga oo kala jooga London iyo isla magaaladaas Rustenburg taariikhdu markay ahayd 24.09.2009 kuna beegnayad maalin Khamiis ah

Waxaanu mar labaad leenahay noqdi kuwii ku gaadha aqal galkooda rayn rayn iyo is afgarad iyo faraxad waxaan ilaahay idiinka rajaynaa reerkii ku dhisma tiirarka islaamka ee aad liicin, jabin , oo aan janjeedhsamin.
Sidoo kale waxan mar labaad idiinku deeqaynaa ducadii rasuulkeena suuban (SCW) uu ka odhan jiray xafladan oo kale
(BAARAKAALLAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAA BIL / FIL KHAYR)

AMIIIN …….AMIIIIN …… AMIIIN

No comments:

Post a Comment