Saturday 26 September 2009

B B C-DU WAA CADAWGA UGU WEYN EE AY LEE-DAHAY SOMALILAND !!

B B C-DU WAA CADAWGA UGU WEYN EE AY LEE-DAHAY SOMALILAND !!

26 September, 2009
B B C-DU WAA CADAWGA UGU WEYN EE AY LEE-DAHAY SOMALILAND !!
SHOTALY
Waxa cadaatay in ay tahay BBC-DU cadawga ugu weyn ee CUDURADA KU FAAFIYA dalka somaliland, dagaala ay ugu jirto mar kasta been iyo balaayo aan jirin in ay ka sameeyaan, buunbuuni-yaana marxalad kasta oo caadi ah, xataa marka ay waraysana-yaan madaxda ama umada reer somaliland waxay su’aasha ugu qodaan in ay ka helaan kutri-kuteen sal iyo raad midna aan lagu ogayn si ay ugu darsadaan waxay doonayaan, waxay waabay u qaybiyaan cutub-yada ka soo hor jeeda dawlada, waxay si khaldan u turjumaan erayada madaxda mucaaridka, waxay isku dayaan in ay qaraf ku qabtaan baatrool aan oolin meesha, dabeed way doondoo-naan waxa ay shidaan oo belo sii kiciya si uu uga bilaabmo is-hirdi kooxaha kala taageera mucaaridka iyo muxaafidka, waxay xamaasad sii geliyaan, kobciyaan, naaxnaa-xiyaan, qulubaa-gediyaan, mararka qaar-koodna ay cardaadi-qaha ka dhigan runtnii jirtay oo ay sheekada-ba si kale u rogaan, oo ay micne aan kii ahayn u sameeyaan si ay basbaas ugu shubaan,
oo ay arinta u kulay-liyaan iyaka oo ka dhigaaya bilaa rajo aan lahayn dawo, u dhamaatay, waxana ay dadka dhaadhici-yaan in imika ay marayso somaliland dhabaddii xamar, kan a faa’iidaysa-naaya in yar oo mran ah.

Shaqa-doodu wax kale kuma saabsana ee waa in ay cuqdad kala qaadsii-yaan shicibka reer somaliland, oo been iyo faalooyin aan meesha-ba looga fadhiyin ku kala dhex tuuraan, waa DAACUUNKA keli ah ee jira SOMALILAND, waxay rabaan in ay la mid noqoto meesha ay asal-koodu ka soo jeedo, ama ku ab-tirsadaan, ee isku magacaabta waxa ay sheegtaan ee meel uu ka jiraana aan la arag kaas oo ugu dhawaaqaan wax ay yidhaahaan SOOMAALIYA, waa xaasid-nimo, cadaw-nimo, ula kac, badheedh cadaan ah u maleegan siddii ay u abuuri lahaayeen dagaal lagu hoobto sida hoogooda lagu metalay CADAABTII JAHANAMA, ee ay hadh iyo habeen gawraca dhegta dhiiga la isu daraayo ee uu ka socdo, bara-kac, qax, dil, cidhib tir, jaan-goyn, tirtir isir, kufgsad, boob, dhac, is miinayn, is miidaamin, diin been laga sheego oo kolba shaadirka shaydaanka loo soo hulaabto, dad aan waxba galabsan gacmaha iyo cagaha laga jaro kii ay ku tuhmaan in aan ayid-sanayn quraan dhurwaaga ay beenta caruurta
yar-yar maskaxda kaga akhriyaan, hadaad xamar aragtid, waxay meel walba lala taagan yahay xashiishad, laga keenay afqaanas-taan weliba ay ka soo daad gureeyaan, lacag-tiisana uu ku kharash gareeyo ninka u madaxda ahi ee SOMALIGA AHI iyo inta reer koonfureedka ah ee uu meesha ku ururiyey, waxay akhriyaan, iyo af ay garana-yaan midna aanu jirin ee been-beenta ku haysta idaacada.

Way ka fog tahay cadaawadu hadalada ay la nac-nac lee-yahiin ee maalin walba ay kaga faruuraan somaliland, waxay ka naxayaan meel istaa-geeda, xornima-deeda, horumar-keeda, waxay jalas ka yihiin in wax wacan laga sheego, maalinta la yidhaaho way degan tahay somaliland waa ayaanta ay ugu daran tahay ee ay wada bukoo-daan waxa meesha ka shaqeeyaa oo dhami, waxay faraxad iyo rayn-rayn u tahay marka ay xam-xam maqlaan, waxay ku ducaystaan in ILAAH mushkilad dhex dhigo umada reer somaliland, INAKA OO HAYNA QAXOONTI-GOODDII, sida ay u dhan tahay cida ku andacoota magaca ay ku QADHAABTAAN ee SOMALIYA waa dir xun aan bani’aadmi ahayn oo xin iyo xasarad wax aan ahayn kula dhex jirin umada XORTA ah ee is maamushay markii ay kala bixi kari waayeen MOORYAANKA MEESHA KU NOOLI, waa dad aan lahayn ABAAL,mana aha in ASXAAN loo sameeyo waayo waa xayawaan aan kala aqoon wanaaga iyo xumaanta, waa bilaa maskax aan mid-mid dhaamin ee TALYAANI maskaxda ka cunay sida
ka
HAYSTA B B C-DA oo ah USGAGA UGU WEYN ee mooryaa-nada ISKU URUR-SADAY AQALKA LOO YAQAANO BUSH HOUSE kaas oo laga sii daayo dacaayada rakhiis ka ah ee lagu jeediyo SOMALILAND iyo kala furkeeda, weli-geed wax khayr leh kama ay sheegin in xaabo ku sii shido mooyaaane, waa umada haddii aad MALAB siiso kuugu bedelaysa SUN, waa xaarwal-waalka la yidhi wuxu ku bakhtiyaa waxa wacan oo haddii aad cadar ku shubtid wuu ku dhintaa, oo wuxu ka jecel yahay in uu dabada ku riixo waxa uu wato ee qudhunka ah. waxase aan kaga ciil la’ahay haddii aanay waxba iga qaadayn, oo aan dhan kasta oo la eego kaga horeeyo aduunka.

*N.B Anoon axuma wadin nin i xaasiday rabbi baa xidhi i xormayn.
abdi-shotaly,

No comments:

Post a Comment