Saturday 26 September 2009

GO’AANKII GUURTIDU IYO GARAWSIGII DADWEYNUHU GUUL EEBE WEEYAAN

GO’AANKII GUURTIDU IYO GARAWSIGII DADWEYNUHU GUUL EEBE WEEYAAN

26 September, 2009

Cisse_au_mohamud_2
Marka hore waxaan halkan kasalaamayaa dhamaan dadwaynaha Reer Somaliland meelkasta oo ay aduunka kajoogaanba Salaankadib waxaan halkan habalayo iyo bogadin uuga soo jeedinayaa golaha guurtida odayaasha ee Somaliland go aankii Farxada laha ee ay shalay oo jimce ah kaga farxiyeen umadda Somaliland meelkasta oo ay joogaanba hadaba waxaan idinleeyahay waran baa naga jarteene ilahay khar haydinsiiyo umadii Didsanay baa dejiseen waxii ladiin doortay baad muujiseen dantii dalkaa ka shaqayseen dadaal dheeraadaba muusiseen malin aan islaamku shaqaynbaad shaqayseen idinkoo eegaya Danta dadka iyo Dalka waxaanu ilahay idiinka baryanaa inuu idiinku badelo khardhamaantii iyo debidhaaf if iyo aakhiraba.AAMIIN

Asxaabta muncaaridka ahna waxaan leeyahay Nin baalayidhi Inan kakii gartiibaa laga helay wuxuu yidhi waar halaga helee maqaatay gartii haabalayidhi hadaa dhalay buu yidhi hadaba waxaan idin leeyahay waa kumahadsan tihiin go .aankii G/odayashu soo sareen mar hadaa ku raacdeen oo aad ayideen oo aad umadiinii badbaadiseen oo horaba waad u badabadin jirteene aad maanta na ku darteen waa wax laydika bartay waana ku mahad santihiin abalkeedana ilahaybaadka heli doontaan isha alah .

Madaxwaynaha na waxaan leeyahay madaxwaynihii dalkaad ahad adaa midida daabkeeda hayay adaa talada dalku kaa go aysay aday ahayd inaad tidhaaho Somaliland iyo doorashada somaliland baan doortay intaan cidkaleba inoosoogurman laakiin waxaad tahay Nin ilhay jecelyahay dadwanagsan ka dhashay oo Adeero wanaagsan leh adiga iyo Dalkaba udaacad ah ilahay siiyay waana ku waa manta inoo soogurmada ee Dadka iyo dalkaba badbadiya wana Adeeradeen G/guurtidu dhamaanteen maanta waxaanan kuku amaanayaa markaad qaadatay Go aankii Adeeradeen aysoosaareen ee aad ku raacday eed shabada saaratay waanad ku mahadsantahay mudane madaxweane sharaftaas aad samaysay .

Dadka shacabka ahna waxaan leeyahay dadwanaagsan badtiin dadkii soo dagalamad tiin digtayterkii eryaybaadtihin dalkooda xoreeyaybaadtihiin diintooda ilaashadaad tihiin dunquraadigan samaystaybaad tin dadkooda badbaadiyaatin walee dadwnagsanbaadtihiin .

markaan intaas halakas ku dhaafo waxaan idiku amanayaa nabada aad samaysateen harumarka aadsamaysateen daganaansha aad gaadheen iyo nimco daas manta hasataan iyo horumarkaas aadmanta gaadheen waa wax ilhay lagu mahadnaqo waxaanan loo bahan yahay inaanay dhayal mardanbe idinku dhaafin maandeeq waayo nabadu waa maandeeq deganaantu waa maandeq nimcodu waa maandeeq waxaanan loo bahan yahay inaad ilaashataan idinkoo isku duuban danta dalka iyo dadka meel uugasooada jeeda qolo iyo qabiiltoona aan wadan ee wadda waloolo ah waayo somali waxay tidhaa wixii umusha udan ah ayaa ilmahana udan ah taas macaheedu waxaa weeye waxii adiga kuudan ah ayaa walalkaana udan ah waadan mahadsantihiin (iskuduubni wadair)

wabilahitawfiiq

Qalinkii:Ciise aw mohamud

Germany

No comments:

Post a Comment