Saturday 5 September 2009

WAR DEG DEG AH: 30 XILDHIBAAN OO SOO BANDHIGAY MOOSHIN WAX KA BEDELKA XEER HOOSAADKA WAKIILADA AH

WAR DEG DEG AH: 30 XILDHIBAAN OO SOO BANDHIGAY MOOSHIN WAX KA BEDELKA XEER HOOSAADKA WAKIILADA AH

Fadhigi Golaha Wakiilada JSL ee Maanta ayaa lasoo hor dhigay Mooshin Nuxurkiisu yahay sidii Xilka looga tuuri lahaa Shirgudoonka Golaha Wakiilada.

Mooshinkan oo ay ku saxeexan yihin 30 Mudane oo Golaha Wakiilada ka tirsan ayaa ah Wax kabadalka Xeer-hoosaadka Golaha Wakiilada,



Xildhibaanada ku Saxeexan Mooshinkani ayaa ah:

1-Cali Sh. Ibraahim Aareeye

2- Xasan Cawaale Caynaan

3-C/Raxmaan Maxamed Jaamac

4-Xuseen Ismaaciil Yuusuf

5- Ibraahim Carraalle Cabdi

6- C/Kariim Aw-Cali Shabeel

7-Cali X. Maxamed Muuse

8-C/Raxmaan Muuse Jaamac

9-Maxamed Axmed Maxamed (Dhakool)

10-Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabilay)

11-Cali Maxamed Aadan

12-Axmed/Yaasiin Sh. Cali Ayaanle

13-Maxamed Baaruud Shide

14-Baar Siciid Faarax

15-Axmed Xasan Aadan

16-Aadan X. Diiriye Sanqoole

17-Maxamuud X. Jaamac (Dable)

18-C/Qaadir Jaamac Xaamud

19-Aadan Muxumed Hoorri

20-Siciid Maxamed Cilmi

21- Axmed Maxamuud Maxamed

22- Prof. Maxamed Barkhad Miigane

23- Axmed Maxamed Nuur

24- Muuse Maxamed Ismaaciil

25- Cabdi Maxamuud Jaamac

26- Axmed Barkhad Obsiiye

27- Maxamed Saalax Cigge

28- Maxamed Cali Jibriil

29- Naasir X. Cali Shire

30- Xariir Siciid Bullaale

Mooshinkan ayaa dabo socday Mooshin kale oo isna la damacsan yahay in Xilka looga tuuro Madaxweyne Rayaale iyo Ku-xigenkisa Axmed Yusuf Yaasin, kaas oo ay soo gudbiiyeen 36 Xildhibaan isla Saaka.

MO YUSUF
HARGEISA

No comments:

Post a Comment