Friday 4 September 2009

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA MARXUUMAD NUURA MAXAMED CALI

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA MARXUUMAD NUURA MAXAMED CALI

Inaali Laahi Wa Inaa Ilaahay Raajacuun

Dhamaan Shaqaalaha Waryatv ee Somaliland iyo Europe waxay halkan tacsi ugu dirayaan qoskii iyo qaraabadii ay ka baxday Weriye Nuura Max’ed Cali oo ka Mid ahayd weriyayaasha Idaacada maqalka iyo muuqaalka ah ee Waryatv.com

Shaqaalahan oo kal jooga dalka iyo dibadiisaba.

1. A/Kadir Kasim
2. Mubaariga Max’ed Nuur (Qoorubaxay)
3. ibraahim Abdirahman Qaasim
4. Max’ed Max’ud Haybe (M Taajir)
5. Max’ed Xaaji C/laahi Jaamac (Xaaji)
6. Sahra Max’ed Cali (Sahra Ladan)
7. Max’ed Salaad Cali ( M Salaad)

Waxaanay dhamaan illaahay uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo, samir iyo iimaana uu ka siiyo dhamaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday marxuumadu, Aamin …. Aamin…… Aamin

No comments:

Post a Comment