Thursday 3 September 2009

340 ARDAY OO MAANTA LOO QABTAY XAFLADII QALIN JABINTA JAAMACADA HARGEYSA DAAWO SAWIRO

340 ARDAY OO MAANTA LOO QABTAY XAFLADII QALIN JABINTA JAAMACADA HARGEYSA DAAWO SAWIRO

Dufcadii lixaad ee ka qalin jabisa Jaamacada Hargeysa ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Jaamacada , Dufcadan Qalin Jabisay ayaa Tiradoodu Dhamayd 340 Arday kana qalin Jabiyay qaybaha kala duwan ee Jaamacda .
Ardayada sanadkan qalin jabisay ayaa ahaa sidatan:

Law ga waxa ka qalin jabiyey 61 arday 34 ay rag yihiin 27 dumar ah.

Science 7arday 4 ragyihiin ,3na dumar yihiin .
Islamic 9 arday 1 Rag ah iyo 8 dumar.

Journalism 30 arday 25 Rag ah 5 Dumar ah.
Business 218 arday 181 ay rag yihiin 37 na Dumar.
Medicine 15 Arday , 11 rag yihiin 4 na dumar yihiin.


Image and video hosting by TinyPic

Xaflada Qalin Jabinta Ardaydan Ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin Kala duwan oo ay ka mid Yihiin M/weyne Ku/xigeenka Somaliland Axmed Yusuf Yaasiin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe Gudoomiye Xigeenka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi
Oday Al Xaaji Cabdi Kariim Xuseen Yusuf (Xaaji Cabdi waraabe)
C/raxmaan Ciro gudoomiyaha Wakiiladda Drs Adna Aden Dhakhtar, iyo Haldoor fara badan oo aanan halkan ku soo koobi karayn.

Image and video hosting by TinyPic

Madasha ayaaa ahayd mid aad u qurxoon dhalinyaraduna isugu hambalyaynayeen Qalin jabinta.

Image and video hosting by TinyPic

Khudbadii halkaa laga jeediyay inshaa Allah waan idiin soo gudbin doonaa.

Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic

Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic


XUQUUQDA SAWIRADA WAXA ISKA LEH WARIYE H H KEEF KEEF

No comments:

Post a Comment