Monday 19 October 2009

SHIRKADA DIYAARADAHA EE DAALLO ABAAL BAY INAGA MUDANTAY

SHIRKADA DIYAARADAHA EE DAALLO ABAAL BAY INAGA MUDANTAY

Hadaba tan iyo wakhtigi ay burburtay dawladi dhexe ee kaligi taliyihi maxamed siyaad bare, wax aynu ognahay in aynan helin adeegi dulimaad ee ay samayn jirtay shirkadi diyaradaha qaranka ee somali airline taasi oo ay kalinteeda ino buxisay shirkada diyaradaha ee daallo airline oo ay isugu tageen ganacsato somaliyeed o u badheedhay dhib iyo dheefba waayo wakhtigaasi oo aha mid ay adagtahay in laga dhex shaqeeyo dhul waynihi laysku odhan jiray soomaaliya xalad nabadgalyo daro awgeed oo gagoyinka diyaaradaha ay gacanta ku hayeen maleshiyoyin arxan daran oo an lagu halayn karayn naafta bina adaanka ah iyo hantida ay sitan dadka rakabka ah
wax aynu ognahay dhabar adayga ay sameyen masuliyinti marka hormoodka ka aha shirkada diyaaradaha daallo
hadaba hadi an u so noqdo dulucda maqalkaygan oo an doonayo in an kaga jawaabo maqaalo dhalecayn ah oo maalmahan ku so noqnoqanyay websetka la yidhahdo waagacubus oo u qoro ninka la yidhahdo daahir calasaw oo fadeexad iyo boribagandho ku faafiya mareegta u isagu furaheda hayo waxnan leyahay daahiraw baroortu orgiga ka weyn ee wax ay arintu u egtahay
(cadho hunguri kakacday )tiradana ku darso maalin aan maanta ahayn aya lagu waydiin doona wax ad qorayso iyo ka been sheegida masuuliyinta shirkada daallo ee ad ka been sheegayso hadh iyo habeen .
hadaba wax an maqalkaygan ku so gabagabaynaya umada soomaaliyed abaal ba u hayan shirkada daallo iyo masuuliyinteeda kaartida badan ee sura galiyay in ay diyaaradoodu fadhiisato bad iyo bari meel kasta oo soomaali joogto wax anan leyahay ilaahay ya idinka abaal marin

XASSAN MAXAMED C/LAAHI

HARGAYSA SOMALILAND

TELL. 4420301
EMAIL DALXIIS101@HOTMAIL.COM


No comments:

Post a Comment