Sunday 25 October 2009

KURTA RIYAALE HA LAGA DHIGO ASTAANTA OODWEYNE

KURTA RIYAALE HA LAGA DHIGO ASTAANTA OODWEYNE

qallinmarka hore waxaan halkan salaan aad iyo aad u balaadhan u marinyaa bahwaynta saxaafada madaxa banaan ee somaliland gaar ahaan Togherer
intaa ka dib hadaa aan u soo laabto qoraalkeeyga baryahan danbe waxa isa soo taryay
astaan u sameenta oodwayne oo aan is leeyahay waa buun buunin ay ka danbayso
xukumada fadhiidga ee daahir riyaaale isla markaana la doonayo in shicibka la gala dhexdhigo fidmo iyo isnacayb taas oo daliil u tahay ninka fidmadan meesha soo shaac saaray in uu ka dirsanyahay udub siskastaba arintu ha usocto.

Anigu waxaan qabaa in aringa uu daahir riyaale ka danbeeyo islamarkaana ay tahay dulinimda uu doonayo in umadeena gala dhexdhigo taas oo uu doonayo in uu kala dhexdhigo khad caagaran oo ayna xafidina xafada gale dabka kaqaadan waaxan uga danleeyahay waxani gobal ka wayne wasa weeye yaan laysku soo talaaban oo umadeenu ha is qabsato , fidmooyinga hadhay waxa kamida in tuulooyinga iyo beeraha laysku qabsado oo la yidhaahdo kani gobol heblaayo ayuu katirsanyahay oo ay ka dhigatahay waa reer hebel …
hadaba daahir riyaale waxaan leeyahay ama libaaxyo dad u soo dhiib ama doofaaro u soo dhiib oo gobol hebel ayaa laydin yidhaahda dheh adeeero daahir riyaalow fidmada jooji intaa in kabadana laguu dulqaadan maayo adiga oo 7sano gursi ku soo fadhiyay maanta oo calankaagi sii socdana in aad umadayada aad kala dhexdhigto lagaa yeeli maayo ogowna in wadanga uu leeyahay geesiyaal soo ma labtayaala

oodwaynana waxaan leeyahay dadku waa is yaqaan taarikhduna way qorantahay ee ilmaadeeryaalo sacab tumista iyo faanaka joojiya ,mida kale somaliland waa lix gobol riyaale iyo waasiirada madbakhana laga yeelimaayo in reerwalba gobol la siiyo isla markaana umada lagala qaybiyo , mida kale hadaad libaax labaaxdaan reerahagalana ma duurjoogba kkkk …

fidmada sidee looga bixikaraa

1 in umadani 6 gobol ayeey leedahaye sidooda loo daayo
2 in laga feejigaando dabinada uu daahir riyaale dhigayo
3 in umada wax qabsato oo danteeda ka raacdo joojisana qaabilka iyo gobolaysiga

saleban
muqdisho

No comments:

Post a Comment