Saturday 24 October 2009

OGAYSIIS OGAYSIIS.SHIRR KULMIYE KU QABAN DOONO WESST-LONDON BERI OO AXADA 25.10.2009.

OGAYSIIS OGAYSIIS.SHIRR KULMIYE KU QABAN DOONO WESST-LONDON BERI OO AXADA 25.10.2009.

ogeysiisOGAYSIIS OGAYSIIS.
SHIRR KULMIYE KU QABAN DOONO WESST-LONDON BERI
OO

AXADA 25.10.2009.

Dhamaan taageerayaasha kulmiye ee degan galbeedka london, waxa la ogaysiinayaa in beri gelinka danbe uu jiro shir kulmiye west soo qabanqaabiyey oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.

Shirkaas oo lagaga wada arrinsandoono Arimaha kulmiye iyo Xaaladda guud ee dalku hadda ku suganyahay, iyo sidii dib u habayn iyo kaabis loogu sameyn lahaa gudidda kulmiye ee west london.

Shirku wuxuu u furan yahay dhamaan taageerayaasha kulmiye rag iyo haweenba, si ay u muujiyaan taageerada ay xisbiga u hayaan ugana dhiibtaan fikirkooda iyo wixii talo ah ee ay xisbiga u soo kordhinayaan si ay u suurta gasho wada shaqeyn joogta ah oo ay la yeeshaan gudida west london iyo guddida guudd ee fulintaba.

Goobta uu shirku ka dhici doono, 28,A Fortungate road, harlesden, london NW10-9SR.
buseska ugu dhow, BUS 18. BUS,266, BUS260, BUS 220.
Saacadaha shirka. 4pm-7pm.

Waxa laga codsanayaa kasoo qayb galayaasha shirka in ay dhowraan waqtiga imaatinka shirka, kana raalli ahaadaan ogaysiiska mudada gaaban aanu usoo gudbinay.

KULMIYE KULMIYE GUULL GUULL,
ALLAA MAHAD LEH.

No comments:

Post a Comment