Saturday, 24 October 2009

UGA DIG EHEL KAA NAARTA (ALAAHU MA AAMIIN) Asalaamucalaykum walaalahayga muslinka iyo muuminiinta ah wxaa lay soo way diiyay calamada tagfiiriga

UGA DIG EHEL KAA NAARTA (ALAAHU MA AAMIIN)

Asalaamucalaykum walaalahayga muslinka iyo muuminiinta ah wxaa lay soo way diiyay calamada tagfiiriga ama isqarxiya maw banaantay falstiin? hore ayaan uga jawaabay maya . maya .maya. waxaan ku cadaynayaa anigoo meel dheer ana ka doonin qofka markuu isqarxinayo oo uu gaankaa gadho waxa uu ilahay u cadeeyay in uu ilahay ka quustay sidaa owgeed markuu goaankaa gaadho waxaa laga qaada iimanka 40 cisho ka dib, aniga oo usoo noqonaya su aasha ( 1) ilaahay waa raxamaan oo raxamadiisa waxa kasta oo aduunka kunooli waxay ku noolyihiin raxamada ale shay kasat ama qofkasta oo muslim ah ama aan muslin aheen nasar . yahuud . siikh . induu. xayawaan . dhir. tuug iyo shay kasta oo kunool aduunka korkiisa waxay hoos joogaan raxamada aale oo qofkasta raxamada ale siduu ilahay ku waydiisto ayuu ku helaa oo ilahay ku siiyaa,(2) ilaahay waa raxiim oo raxiim wax iska leh dadka muu miniinta ah oo kaliya (3) wax aad eegtaa asmaa ul xusnaa markaad akhrido magacayda ilahay quus lagama istaago sida ku cad magcyda ilaahay sumxaan watacala sidaa owgeed cidna uma banaana isqarxintu musiln iyo kuwa aan musilin aheen anigoon suaash ku soo noqonaya xitaa qofku marka uu go aan gadho haduu qof dilayo am a uu naftiisa dilaayo ama uu dadiskiqarxinaayo waa seem darajo oo ilahay agtii waxab kuma laha oo qofkaasi waa qof ilahay ka quustay naftiisna usheegay in uu ilahay waxba uqaban waayay sifuhui waa kaa markaa dad ka aan ka dhashay ee rer somalilan ama rer somaliya ama dadka musilimiinta ah ee maskaxada laga xadayo walaahi narta ayaad galaysaa ee hamaqlin tagfiiriyinta ee ilahay waxa uu jecelyahay qofka baraya waanuu u soo jawaabaa walaalo yaal ilahay u soo noqda oo shadaadiinta ha rumaysanina oo diintiina barta , takale culimada waxan leeyahay waar dadkan waa laydin way diinayaa ee dadkan juhalda ka saara salamu calaykum ilahay haydunkuanfoco qofkii nimcooyinkan ilaahy diintiisa uu ku xoojinayo kuwii il qaybsadaa way lii baani doonaan oo si aan shaki aan ku jirin ayuu ilaahay sumxan watacala iigu markhaatifuray oo uu isoo karameeyay sidaa owgeed ayaan xaqa idiin ku sheegayaa osman mahdi hussein osman56@live.co.uk


No comments:

Post a Comment