Tuesday 20 October 2009

BEENIN WARKU SOO BAXAY HORMOODNEWS OO SHEEGAYEY SHIR KA DHACAY MAGAALADA COLUMBUS OH EE USA OO DHEXMARAY SOMALILAND IYO PUNTLAND

BEENIN WARKU SOO BAXAY HORMOODNEWS OO SHEEGAYEY SHIR KA DHACAY MAGAALADA COLUMBUS OH EE USA OO DHEXMARAY SOMALILAND IYO PUNTLAND

SCW DHAMAAN WAXAA SALAAMYAA BAHDA WEBKA AMA JARAA’IDKAqallin
waxaa halkan ku beeninaynaa anagoo ah xubnaha hoos ku qoran warkii ku soo baxay anagoo ah dadkii magacayadooda lagu been abuurtay in aan shirkaa waxba ka jirin oo uu yahay mala awaal aan waxba ka jirin
waxaan odhan lahayn ciHormoodnews.com ee sheegayey in ay ku wada shireen xubno somaliland ah
iyo puntland warkaas oo amakaag ku noqday dhamaan umada reer somaliland meelkasta oo ay joogaan shirkaas oo ay sheegeen in uu ka dhacay magaalad Columbus ‘Ohio eecariga maraykanka
waxaa la yaab ruux doonaya in uu qoro war aan sal iyo raad toona lahayn oo ah wax laga xishoodo
hadab waxaan u cadeeynaynaa dii warka
qortay marka hore ilaahay u toobad keen waxaad samaysay buhtaan waana denbi weyn takale hadaad is leedahay wax walba waa la rumaystaa ogow in beeni lug keliya leedahay oo ay dhacdo
waxaa kale oo aan u sheegaynaa ninka isku sheegay Cabdirashiid Warsame oo aan filayo in uu yahay magaca been ah oo la isticimaalay in aan ogaan doono cidaad tahay iyo raqiisnimadaada aad somaliland kula wareegayso’
waxaa qoray dadkii beenta laga sheegay oo kala a

Mohamed Omer
Hassan Abiib
Abdirahman Guleed
Ali Qalib
Jama Bashe
Saxardiid
Ahmed Jama
waa bilaahi tawfiiq
Ali Qalib
ali_qalib@hotmail.com

No comments:

Post a Comment