Saturday 24 October 2009

WAR DEG DEG AH:SEEFTA XIL KA QAADISTA EE M/WEYNE RAYAALE OO LA TAGTAY BADHASAABKII MAROODI JEEX MD CALI ASAD

WAR DEG DEG AH:SEEFTA XIL KA QAADISTA EE M/WEYNE RAYAALE OO LA TAGTAY BADHASAABKII MAROODI JEEX MD CALI ASAD

M/weynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa xilkii ka qaaday Badhaasabka Gobolka Maroodi Jeex Md Cali Asad waxaanu u magacaabay Maxamed Cabdi Daa’uud in uu noqdo Badhasaabka Gobolka Hargeysa (Maroodi Jeex).

Wax faahfaahin ah lagama Bixin xil ka qaadisita Cali Asad , Sidoo kale Maxamed Cabdi Da’uud ah ayaa ah nin Ganacasade ah sidoo kalena ka mid ahaa Ururkii la xaaranitimeeyey ee Qaran ka hor intii aanu ku biirin Xisbiga talada Haya ee UDUB.

Warqabadka ToggaHerer

Hargeysa

No comments:

Post a Comment