Saturday, 24 October 2009

HAMBALYO(LABADII HODMEE HOY WADA GALEE HOODALAY NODEE HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA)

HAMBALYO(LABADII HODMEE HOY WADA GALEE HOODALAY NODEE HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA)

Foosiya Maxmed Cabdi iyo Xabiib Maxmed Xabiib iyo caruurtooda.
Asli Omar Abdi Iyo Cabdikariim Jaamac Dagaal iyo Caruutooda.
Iyo Dhamaan reer Cabdixodhxodhle dadkaasi oo kala jooga cariga Ingiriiska Canada , Maraykan iyo Hargasa waxay tahniyada u dirayaan arooska iyo aroosada’

Guuleed Cabdilaahi Cumar iyo Xaliimo Caqli oo arooskoodu ka dhacay magaalada seattle washington ee carigaasi maraykanka.

Waxaanay ilaahay uga baryayaan wiil iyo caano gabadh iyo caano.
Amiin Amiin

No comments:

Post a Comment