JALIYADA S/L EE NORWAY OO CALI MAAHIR KA TACSIYADAYNAYA HOOYADII OO MAANTA KU GEERIYOOTAY MAGALADA HARGAYSA
Cabdi Xakiim Ismaaciil X.Ahmed Gudoomiyaha Ucid ee NorwayIsmaaciil Cali Gudoomiyaha Xisbiga Udub ee NorwaySulub Xussen X. Warsame Gudoomiyaha Kulmiye ee NorwayXussen Aadan Adib Gudoomiyaha Jaaliyada S/L NorwayCabdi Raxmaan Farax Maraaci Gudoomiye xigeenka Jaaliyada NorwayXussein Cismaan Xirsi(Ina Cismaan dhuux)Madax sare Cismaan Cumar Jaamac (Ina Cumar Dool )Xildhbaan Xamse Maxamed SomajeesteCabdi Nabadiid warsameEng. Rashiid Muuse DheereCali CidinMaxamed XussenMaxamed IbraahimOday Cali Xussen (Cali Shabac)Maxamed TaharMaxamed AamusaneKhadar Muxumed XaydEng Ahmed XasanOday Maxamed Jaamac Cali (Qoolcaday)Prof. Maxamed Aw FaaraxXasan Cabdi QaseMawliid Hasan LiibanAxmed CawedMaxamed CaqliCismaan Maxamed Obsiye( Giriig)Axmed Maxamed Jaamac (Jabtiile)Yusuf Ibrahim Aw Axmed Yusuf GadhleMuuse XariirCabdilaahi CagawayneMuuse IbrahimMaxamed Caydiid TaharProf. Maxamed Cali Ciise (Taani)Mustafe IndhacaadAadan DucaaleMaxamed Cabdilaahi Cade (Ruush)Cismaan DalabMaxamed Shiine KeenadiidEng Cabdi Casiis BitijoorCabdi WayraxEng Xasan DamalXasan Cali GaagaabCabdi dhanjafHure AsliEng Maxamuud Cabdi CilmiCadiid Xasan GaloolCabdi Rasaaq FadalKhalid Abiib JamacJaamac Guun JaamacCabdiraxmaan Maxamuud Cigaal (Ina Sambiile)Cali Cabdi GaasDhooreOday FayrKhadar Cabdi CilmiEng . Garaad XariirAbokor CaliJaamac CaliHindi———Eng Rashiid Maxamed Aw YuusufMaxamuud WayraxFuad Axmed Giil GeeljireCabdi Rahmaan Cali XasanCumer ——-Shiine——–SaleebaanAxmed SayidCabdi Kariim Biix Cali WayraxBare Gandameer .Cabdi Qaadi Axmed Shafad.Ibraahim——Muse GilingilMaxamed QoraneCali gilingilCabdilaahi Saleebaan Hoori.Cabdi Rashiid Maxamed XujaaleMataan Maxamed XujaaleIbraahim JablibaaxJamaal Maxamed XujaaleKayse DheereKayse cubeed MaxamedFaysal Cali KaahimMaxamed CilmiMuxuyadiin Xasan FaaraxSiciid Maxamed AmiinXasan Waraaba CadeCabdi Wahaab JanagaleIyo dhamaan Jaaliyada Somaliland ee Ku dhaqan dalka NorwayWaxay tacsi u dirayaan Muj Cali Maahir Jaamac(Cali ma dharagto). oo ay ka tacsiyeynayaan Hooyadii
Marxuumad:- Cibaado Faarax Jaamac.
oo maanta ku geeriyootay magaalda Hargaysa gaar ahaan Degmada Maxamed Mooge marxuumadaas oo galabta lagu aasay magaalada Hargaysa dhamaan dadkani waxay leeyihiin samir iyo iimaan Ilaahayna ha idinka siiyo waxaanu Ilaahay uga baryeynaa in marxuumadaas godka u nuuru naxariistiina uu ku deeqo ,jannadii Firdawsana uu ka waraabiyo.Aamiin Aamiin
No comments:
Post a Comment