Wednesday 21 October 2009

OGEYSIIS HAL ABUURKA HIRALAY IYO HARGEYSA

OGEYSIIS HAL ABUURKA HIRALAY IYO HARGEYSA

Hal Abuurka Hirgalay iyo Hargaysaogeysiis

Caways suugaaneedkan loogu wan qalay hal abuurka hirgalay waxa lagu soo bandhigidoonaa suugaanta qaar kamida abwaanada dhalinyarada ah ee soo kacaya.

Waxa iyana intaas dheer oo munaasabadan wacdarahooda ka dhigi doona abwaano ruug caddaa ah oo ay ku jiraan Muuse Cali Faruur, Axmed Aw-geedi, Maxamuud Gabyaaye iyo qaar kale, sidoo kale waxa kasoo qayb gelidoona marti sharaf kale oo magac iyo maamuusba ku leh shacabka dhexdiisa.

Goobtu waa Hotel Imperial ee magaalada Hargaysa, jimcaha gelinka danbe 7:00pm wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh.

Waxa soo qabanqaabiyey munaasibadan Ururka Hal Abuurka Somaliland.

Siciid Gahayr

4428604

Cabdirisaaq

4435149


No comments:

Post a Comment