Thursday 29 October 2009

DAGAAL KA QARXAY GAALKACAYO DAGAALKA AYAA U DHAXEEYA GALMUDUG IYO PUNTLAND

DAGAAL KA QARXAY GAALKACAYO DAGAALKA AYAA U DHAXEEYA GALMUDUG IYO PUNTLAND

Dagaal u dhaxeeya Maamulada Puntland iyo Galmugu ee deriska ah ayaa maanta ka dhacay Bartamaha Magaalada Galkacyo, iyadoo dagaalka uu sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac kala gaaray.

Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii Ciidamada Dowladda Hoose isku dayeen in ay bur buriyaan sandaqado ganacsi oo ku yiil Bartamaha Magaalada Galkacyo, halkaasoo ay ku ganacsanayeen Ganacsato ka soo jeeda K/Galkacyo qeybta ay maamusho Galmudug.

Ilaa lix ruux ayaa ku dhimatay 15 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray iska hor imaadka oo ahaa mid culus oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana uu dagaalka ka dambeeyay markii mid ka mid ah Ganacsatadii laga bur burinayay goobtiisa ganacsi uu Bam faal ku dhiftay Gaari cagaf-cagaf ah.

Wasiirka Amniga Galmudug Mr Aloore ayaa sheegay in Maamulka Puntland hadii uu joojin waayo hurinta dagaalka ay isu badaleyso dagaal ka dhex qarxa Puntland iyo Galmudug.

Inkastoo xaalada Magaalada Galkacyo ay haatan degan yahay ayaa hadana waxaa jira cabsi ku aadan in dagaalo mar kale ay ka qarxaan.

Magaalada Galkacyo ayaa Waqooyi iyo Koofur waxaa kala maamula Puntland iyo Galmudug oo labada dhinac ka soo kala jeeda, iyadoo xilliyadii hore ay ahaayeen kuwo aan wax khilaaf ugu kala dhaxeyn labada dhinac ee ay kala maamulaan.

2 comments:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete
  2. Ninkeyga iyo anigana waxaan leenahay dhibco aad u xun markii aan qadarinay joornaaliyeyaasha dhaqaalaha illaa xadkeenna aan ku codsanay biilashada, waxaan leenahay wax yar ama lacag la'aan ah in aan u dirno gabadahayaga si aan u galno jaamacad aan awoodi karno. Waxaan xakameyn karnaa amaahda deynta ah (shirkadaha amaahda), kuwaas oo ka caawiyay dadka naga mid ah, in aan isbeddelno deynta. Shirkad kasta oo aan la xiriirnay waxay dooneysay lacag ka badan $ 1,000 ilaa $ 2,000 oo aanan awoodin. Sababtoo ah waxaan u maleynay inaanaan rajeyneynin inaan doorano inaan iibino ama lumino gurigaaga adoo xiraya. Kadibna waxaan soo gaadhay majaladda maxaliga ah iyo daboolka wuxuu ahaa Shirkadda Loan Bonding Corporation. Saddexda talaabo ee ugu muhiimsan; 1. Waxaad soo gudbineysaa codsi elektaroonig ah. E-mail: albakerloanfirm@gmail.com 2. Waxaad siisaa habka saxda ah ee aqoonsiga sida haddii muwaadinkaagu haysto kaar aqoonsi ama liisan darawalnimo iyo macluumaadka akoonka bangiga. 3. Deymaha waa la baaraandegay, la ansixiyay, loona gudbiyey. Sheekada dheer ayaa la soo gaabiyey, waxay ka caawiyeen inay helaan deyn dhan 4% oo go'an oo wax ka beddelay lacagaha dib loo eegay. Waxay sidoo kale gabdhahoodii siinayeen deyn waxbarasho si ay u dhamaystiraan jeegga jaamacadeed ee buuxa. Waxaan la shaqeynay Lasson's amaahda, kuwaas oo naga digay horumarka adduunka oo dhan. wuxuu sameeyey dhammaan waraaqaha, wicitaanka telefoonka, iwm. Waxay sameeyeen dhammaantood waxaana helnay deyn aan aqbalno. Markii aan ogolaaday shuruudahoodii amaahda waxaan soo gudbiyay faahfaahinta bangigayga, waxaan ku bixiyey qiimo macquul ah adeegyadan. Anagu ma awoodi karno inaan helno sida fudud oo la awoodi karo maaddaama ay ahayd iyada oo loo marayo geeddi-socodka isbeddelka iyadoo la adeegsanayo aqoontayada. Ma aanan helin wakhti aan kuugu mahad celiyo, haddaba mahadsanid! Anigu ma weydiin koox ka wanaagsan. Anigu waxaan joogaa waqtigii dib u maalgelinta. Adiga ugu fiican, adigoo raqiis ah Haddii aad dhibaato naga haysato, la xiriir shirkad dejinta amaahda. Waxay shaqeyn karaan. Si daacadnimo leh, Timothy iyo Maria oo aqbalay Oktoobar 15, 2018 ee Columbus, GA

    ReplyDelete