Tuesday 20 October 2009

GANACSIGA AY LA LEEYIHIIN DADK MUSLIMIINTO CALAMKA

GANACSIGA AY LA LEEYIHIIN DADK MUSLIMIINTO CALAMKA

qorissalamucalaykum waxa aan ka jawaabayaa dadkii akhristay maqaalkii ciwaan kiisu ahaa UGA DIG EHELKAA NAARTA oon ku qoray wabsadhka togaherer oo aad iyo aad uqiima badan oon siiyay bilad sharaf ayaa dad ku nool yurub isoo way dii yeen su aashan oo ah xaladan taagan waxa ma ka iib san kara taa yahuuda baayca mush tar kooda? markaa waxaan jeclaystay in ay dadka kunool ee muslimiinta ah aduunka korkiisa ay ka faa iidaystaan su aashan, aniga oon meel dheer suasha ka doonin . haa
( 1 ) waxaan taa raacinayaa dadka ku nool calamka aan muslimka aheen way ka iib san karaan waxay u baahdaan dukaamada yuhuudu leedahay
( 2) hilibka haday waayaan xalaal ama cuno xalaala ah (A) waa ni ay raadiyaan in uu yahay dukanka hilibka iibinayaa nasaara ama yuhuud waayo siduu ilahay quraan kiisa inoogu sheegay nasaar wayuhuud waxay qalaan waalacunikaraa adig oo u qabanaya oo odhanaaya bismilaahi raxamaani raxiim alaahu akabar dabadeed waad cuni karta lakiin waa in aad radiso xalaal marka hore aniga oon ku sii dheeraanayn sidaan hore idiinku soo sheegay la xidhiidha culimad u taagan habeen iyo maalin dacawada ilaahay .

waxaana aan ku guubaabinayaa dadka muslimiinta ah ee ilaahay ka cabsanaaya in ay bartaan diin tooda fahmaana iyga oo ushaqaysanaya risiq xalaal ah aduuyo iyo akhiro sida aan ku aqaano dadkan ka dhashay ee ee kunool dalka somaliland ama dalka la jarka ah ee aanu walaala ha nahay waxay had iyo goor wax ugu daraan nin wax hayst ayay wax ugu daraan taa laguuma baneen waxa wax la taraa dadka masaakinta ah ama ducafad nink wax haysta waxad siin kartaa hadyad waxaana aan jecelahay culimada calamka muslimiinta ah kunool iyo kuwa aan kunoolayn ogow waa laydinkula xisaab tamayaa oo wax laxisaabiyo idinka ayaa uxisaab adag markaa kolba qofwali qiilkuu doono haw baneeninee fadhiga uga kaca oo umada jahalig ka saara idinkoo ilaahay ka baqaya ilahay hadinku anfoco aamiin salaamucalaykum alaahu maaamiin osman mahdi hussein osman56@live.co.uk

No comments:

Post a Comment