Monday 26 October 2009

CUSBATAALKA WAALIDDA EE BURCO OO QAYB CUSUB LAGU DARAY

CUSBATAALKA WAALIDDA EE BURCO OO QAYB CUSUB LAGU DARAY

daawo cusbitaalka waalidda magaaladda burco oo qaybta cusub ay kudareen ururka(TAF) (daawo sawiradda)

hos223-300x225Hospitalka dadka maskasdooda wax u dhiman yihiin ee magaalda burco oo hore ay u dhisnayd qaybta dadka yar yar ayaa waxaa ururka togdheer abroud foundtion)TAF)ku kordhiyeen qaytii dadka waa wayn daawo sawiradan lagu kordhiyey

Ayaa waxaa dhismahan dhisay ururka dhalinyarda reer togdheer ee uk ka dhasan ururkaa oo lagu magacaabo togdheer abroud fundtion(TAF)qayb tan ururka taf dhisay ayaa waxay loogu talo galay dadka waa wayn iyodoo markii horana ay

dhisnayn qabta ciyaalka isku soo wada dooboo hospitalkan ayaa noqon doona maalinta lafuro mid ay aad ugu diirsadaan dadwaynaha rer somaliland waiba dadwayah gobolda bari oo aan haysan hospitalka dad walan hospitalka oo iminka gabo gabo ah ama aan odhakaro wuu

dhamaaday ayaa waxaa lay sheegay xitaa inay timi qaankii loogu talo galay in ladhigo oo ka timi dhinaca yurub inay taalo lana furi doona sidaa ugu dhaqsaha badan

Wariye saleban sahal x jamac

Burco office

hos3hos1hos2hoshos4

hos8hos7

astaqfurulaahasmaaul xusnaa salaada

No comments:

Post a Comment