Sunday 25 October 2009

BEENTU XAJMI WAYNAA MEELNA TAARIIKHDA LUGUMA HAYO IYADOO XISBIGA UDUB GIIMBAAR IYO DOLLARTOONA KU IIBSANAYO TAAGEERAYAASHIISA

BEENTU XAJMI WAYNAA MEELNA TAARIIKHDA LUGUMA HAYO IYADOO XISBIGA UDUB GIIMBAAR IYO DOLLARTOONA KU IIBSANAYO TAAGEERAYAASHIISA

BEENTU XAJMI WAYNAA MEELNA

TAARIIKHDA LUGUMA HAYO IYADOO XISBIGA UDUB

GIIMBAAR IYO DOLLARTOONA

KU IIBSANAYO TAAGEERAYAASHIISA

(Waxaan kaaga ciil la’ahay dadkii way ogaadeen in ninkasta oo siyaasadi ka xanaajisay uu shir jaraa’id ku qabanayo hotel aad u quruxbadan quruurado faanto ahna is hor dhigayo dabadeedna dacar siyaasadeed matagayo iyo waxii kaskiisa uu ka keenaba)

Waligay maan arag nimankaa Kulmiye niman ka siyaasad liita meesha layna leeyay dollar ayaa la qaybinayaa waa hargeisa oo la ogyahay in dhaqaalihii xoola uu ka xidhan yahay dawladiina ay wax ku sabaalayso cashuurta 500sl/sh ah ee shacbi waynuhu bixiyo. Sheekadani waa lacagbaa la cunaadii ay ragbadani tijaabiyeen balse aan shacbigu dhag u dhigin markay arkeen inay tahay dhalanteed waxa la sheegayaa . Arintan bal umadyahay miisaama ? Iyadoon doorashaba dhawayn oo iminka la gudo galay dhisitaankii komishanka cusub oo shalay baarlamaanku ansixiyay walina hawlahii badankoodii ay qabyo yihiin, siday ku dhacaysaa lacagbaa loo qaybiyay laba xaafadood!!!?? Sheekadani waa lacagbaa la cunay oo sida kale loo dhigay waxaanay ku daba leeday MACHINE laga soo iibiyay Malaysia oo lagu sameeyo foojariga doolarka kaasoo la qabtay xiligii doorashadii wakiilada 2005 iyadoo dadbadani ku qayileen foojarigaa ka dib sarifle yaashu ogaadeen sidaasna lagu xidhay nimankii samaynayay iyo cidii keentayba.

Warkan sheegaya LACAG BAA LOO QAYBIYAY DOLLAR AH DHALINYARADII 26-KA JUNE IYO KOODBUUR waxay meelka dhac qarawayn ku tahay umadaa sharafta leh ee xaafadahaa dagta. Mida labaad waxay waxan laga uriyay jidkii 150 iyo 26-ka juun waa maxay!!?? Waar yaadha ha noqonina sida gufaacada roobka ee kasoo horaysa roobka PROPAGANDA- da la suga wakhtigeeda waa inoo iyo hirdanka ololaha doorashada madaxtooyada.

WARXUME TASHIILKA ISKA JIRA

SANWAA CUMAR YARE

GUDOOMIYAHA GUDIDA
SIYAASADA XISBIGA UDUB
QATAR.
E-Mail Address:muwadin01@hotmail.com

No comments:

Post a Comment