Sunday 25 October 2009

OGEYSIIS OGEYSIIS DHAMAAN AKHYAARTA SHARFTA MUDAN EE MAQAALADA U SOO DIRA TOGAHERER.COM

OGEYSIIS OGEYSIIS DHAMAAN AKHYAARTA SHARFTA MUDAN EE MAQAALADA U SOO DIRA TOGAHERER.COM

ogeysiisDhamaan Akhyaarta Sharafta naga mudan ee noo soo dira maqaalada waxaanu u sheegayna anaga oo qadirin iyo xushmad u hayna in aanu joojinay soo daabicida maqaalada ka hadlaaya astaamaha gobolada Somaliland .

Sababtoo ah iyada oo keentay in la isu weeraro si shakhsi ah si beelo ah iyo si gobolo iyo degmooyin ba ah, taas oo keenaysa is nac iyo is xajiimayn Dadka walaalaha ah ee reer Somaliland, sidaa awgeed baanu u joojinay .

Maqaalada Hogotusaalaynta ah iyo kuwa bulshada wax tarka u leh waa soo dhawaynaynaa iyaga sidoodii ayanu u daabacaynaa , waxaananu leenahay mar walba soo dhawaada bogu waa bogiinii .

Mareegta ToggaHerer na cidi idinkama Laha .

Waad mahadsantihiin

Goloha Tafatirka ToggaHerer.com

No comments:

Post a Comment