Wednesday 21 October 2009

WASIIRKA DAAKHILIGA S/L CIRO OO JAALIYADA REER SHEFFEILD ISKA HORTAAGEEN MEEL UU KA QUDBADAYN LAHAA.

WASIIRKA DAAKHILIGA S/L CIRO OO JAALIYADA REER SHEFFEILD ISKA HORTAAGEEN MEEL UU KA QUDBADAYN LAHAA.

Wasiirka Cirro oo Jaaliyada Reer Sheffeild Iska Hortaageen Meel uu ka Qudbadayn Lahaa

Waxaa manta soo Gadhay Magaalada Sheffeild ee Cariga uk Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane C/lahi ciro Si uu ula kulmo Jaaliyada reer Somaliland ee magaalda sheffeild Shirkaa oo lagu qaban lahaa xurunta jaaliyad reer soomaliland ee magaalda sheffeild ayaa waxaa Soo Buuxdhaafiyad Dadwayne rabay inay ka qayb Galaan kulanka Wasiirka Dhagaystaana Waxa uu wado Intaa Kadib Waxaa iyana meesha Soo Gaadhay dadwayne aad utiro Badan oo ka kala yimi Magaalda

Daafaheeda uu ku Wargaliyey Qaban qaabiyaashee Shirka in aan mesha Waxshira loogu qaban karin Wasiirka oo ay ku eedeeyeen inuu yahay gacan ku dhiigle laayey Dhlinyaro mudahaardaysa hargisa tasoo aaanu Wasiirku wax garawshiiyaa ka bixin Intaa kadib waxaa bilaabmay is qabsi ay iskaga horyimadeen dadkii shirkaa waday
iyo jaaliyada reer somaliland ee sheffeild kuwoodii Diidana inuu Wasiirku Meesha dadka kalo hadli intaa Kadib waxaa mesha soo gaadhay ciidanka police magaalada oo

kalo Dhehgalay dadka meesha isku maandhaafay police ayaa Dhagaysatay waxay ku Hadlayaan dadkan diidan shirka iyo kuwaraba oo tiro yaraa police ayeey waxay u sheegeen dadkii diidanaa shirka in ninkani ayahay gacanku dhiig laayey dad badan oo uu Wasiir u yahay Wax magdhaban aanu ka bixin sidaaa darteed anay rabin inay

arkaan oo uu ka hor qodbadeeyo magaaldan ay dagan yihiin police ayaa ku wargalin dadka meesha isugu yimi inay kalo dareeraan loona ogalayn in shir ka dhaco markay aqoonsadeen mr cirro sidaana ay ku baaqatay shirkii iyo kulankii uu rabay inuu la kulmo wasiirku dadka reer somalailnd Wasiirka oo isna meshaa soo Gadhay ayaa markuu arkay police waxaa ka soo yeedhay waar waa police meesha iga kaxeeya sidaas ayaana wasiirka kaga baqoolay meshii shirku ka dhacayey ee magaalada

sheffeild dad wayne aan wax ka waydiiyey Sababta kaliitay inaydiidaan ayaa waxay ii sheeg inaanay rabin ninkan oo ah nin u shaqeeya Cid aan wadanka u dan ahayn Isku soo wada Dooboo Wasiirka Arimha gudaha Somaliland ayaa maanta kala kulmay Guuldaro iyo Waji Gabax way Dadwaynaha reer somaliland ee ku Dhaqan magaalda Sheffeild.

adan caydiid abdi
sheffeild office iftin.net

No comments:

Post a Comment