Monday 26 October 2009

DABIGAN YAA KA MASUUL AH (GASA AND FALASTAYAN)

DABIGAN YAA KA MASUUL AH (GASA AND FALASTAYAN)

qorisaniga oo udhashay dalka somaliland ahana muwaadin british citizen ah salaamucalaykum dhamaan dadka muslamiinta ah ama muuminiinta ah iyo waxaan salaamayaa madaxad aduunka oo dhan, waxaan jecelahay in aan toos waxa ugu sheego madaxad aduunka oo dhan, aniga oo usoonoqonaya ujeedadaa waxaan u digayaa dadka hadalka duwa oo ay ka midiyiin beenaalayaasha . munaafiqiinta .iyo tagfiiriyiint in iyaga la ogaaday warkooda .ooyna duwi kareen hadlkan oo uu cad yahay.

waxaan jecelahay in aan dacawadan ay ka masuul yiin madaxad muslimiinta ah iyo kuwa aan musliminta aheen dhamaantood sida aan hore uga hadalay oon si xaqa ah aan uga hadlay oo ahayd su aal lay waydiiyay oo ahayd falastiin mowbanaantay in ay isqarxiyaan waxaan ku jawaabay aniga oo ilahayg ka cabsanaya may may may hadaba waa in waxa laga qabataa maatida iyo caruurta lagu laynayo falastaayn iyo in loo ogolaado masjidul aqasa oo ay dadka muslimiinta ah siduu ilahay inoo wada sheegay aan loo diidikarin cidkasata oo ku cibaadaysansa,

waayo waa guri ilahay leeyahay oo lagu cibaadaysto markaa waxaan si toos ah ugu sheegayaa in madaxda aduunku waxa ka qabtaan hadii kale ilahay sumaxaana watacaala wuu arakaa waana mid uu idinkala xisaabtamayo. aniga oo eegaya binuadiminimd ama xuquuqul iinsaanka waxaan idinka codsanayaa in si dagadga ah wax aad uga qabataan waxay nu ubaahanahay in ay nu kuwada noolaano nabad oo qof wal oo muslim ah iyo qof aan muslim ahayni ay dunida korkeeda ay kuwada noolaadaan. waxaan usheegayaa kuwa aan islamaka ahayn diinina may banaayn sida tooraad iyo ingiil in la laayo dad caruur iyo dumar iyo dad masaakiin ah xaitaa may baneen in muslimkuna laayaan dad binu aadimi ah in uu laayo cidkasat ha noqoto oo daacad ah oo ku nool dunid korkiisa

walaahi waa mid ale sumaxaan watacaala idinkala xisaabtami doono hadaad wax ka qaban waydaan .ilaahay hadin garan siiyo hamigaygu waa biis anigoo maqaalkan ku qori doona ingiriisi hadana qofkasta oo akharistaa haduu turjimikaro haw gudbiyo afaka kale iyo joornaalada wadamada kale si daacada ay ku jirto ishaalaa waxaan uga barayayaa in si khayr ah arimahani ku dhamaadaan. ilahay hala jiro qofkasata oo xaqa doona

( alaahu ma aamiin)

osman mahdi hussein osman56@live.co.uk

No comments:

Post a Comment