Friday, 30 October 2009

DAHABSHIIL HOOYADA U XIDHAN DUBAI

DAHABSHIIL HOOYADA U XIDHAN DUBAI

dahabshiilWar naga soo gaadhay odayada baayacmushtariga ee reer Dubai, waxay noo sheegeen warkan la yaabka leh ee ay ka maqantahay naxariisti, dulqaadkii iyo isqadarintuba, waa gabadh u dhalatay magaalada Hargeisa, kana soo jeeda qoys aad ugu caana magalaada iyo gobolka Hargeisa, waa Deeq Mahamed Hussein Cashuur (Koore), waxay ugu yaran 8 sanno ka shaqaynaysay Dubai xawaalada Dahab Shiil ama Dhiig Shiil qofba siduu u yaaqano, waxay ka ahayd shaqada lacag haya (casher), mudadaa ay shaqaynsay waxay ku sifoowday edab, aaminaad, akhlaaq suuban iyo sharaf oo dhamaan macaamisha sharkaadasi ay ku soo hirtaan, weligeed lama sheegin wax aduun ah oo ku lumay, shaqadeedan si habsami ah oon hagrasho iyo habsaan lahayn ayeey u gudan jirtay, cilmi iyo aqoona waxay uga soo baxday jaamcad India ku taala cilmiga dhaqaalaha, qof waloo la macaamilay inuu amaano mooyaane wili xumaan laguma sheegin inta la shaqaysa iyo macaamiishuba, waa marwo la qabo oo laba caruura haysata oo mid naas nuug yahay.

Maxaa dhacay hadaba, waxaa kul kulmay shaqada maalin nin u dhashay wadanka Uganda oo ay ka wada shaqayn jireen UNDP magaalad Hargeisa hase ahaate isaguna shaqadii ka tegay, ka dib ninkii dhawr jeer ayuu dibada kala soo xidhiidhay maalinti dambe ayuu dibada kala soo hadlay kana codsaday inay la kulanto asxaabtiisa ku sugan magaalada Dubai waa nin iyo gadh is qaba oo u yimid sifo baayacmushtari ee caawi ayuu ka dalbaday telfoonkoodina wuu siiyey markii ay la kultay waxay gacan qaaday gabadhi.

Rabi hayanga nabadgelyo dhamaanteene waxaa ku badan suuqyada Dubai in dadka African’s ahi ay adeegsadaan sixir ay qofka markay la helaan ay ka qaadanayaan wixii hantiya oo indhosarcaada isag oo qofku maya aanu ku soo celinayn, iyaga oo waxaa xun adeegsanaaya ayeey inanti Deeqi ugu dhacday gacantooda isla markaa waxay ka hantiyeen lacag dhan $150,000.00/ una dhigantaa ilaa 500,000.00/ Dhirham, markii ay ka toostay bilaayadi lagu madiideeyey oo waagina beryey ayeey towday lacagtii dibna u xusuustay arinkii dhacay oo dhan, waa goor lagu kala tegay markaasay geeskasta u carartay waxay dahab hanti haystay ayeey suuqa ula carartay baananka ayeey xagooda u carartay is ay amaaha uga hesho, markii dambe ayeey arinkii gaadhsiisay odayaashi iyo tolkii la joogay maagalada Dubai.

Tujaarti iyo odayaashi wax garadka ahaa markii arinkii loo sheegay markiiba way ku qanceen waanay rumaysteen inaanay Deeqi ahayn qof been shagaysa waxaa laysugu yimid shir degdeg ah waxaa la go’aansaday in lacagtaa layska ururiyo sida ugu dhakhsaha badan, lana sii hor mariyo lacag dhan 150,000.00/ Dirham iyo damaanad qaad, isla markaa lala kulmo maamulka xafiiska Dahab Shiil lagana codsodo inay arinkaa Deeqa ka badbaadiyaan xadhiga iyo dhib soo gaadha lacagtana hadaanu nahay odayaasha tujaarta gaar ahaan kuwa reer Sh. Isaxaaq inay damaanad qaadan dhamaystirkeeda intaasina horumarin naga noqonayso ilaa birina idin soo gaadhi doonto, sidii ayeey ku aqbleen reer Dahab Shiil, maxaa ka dambeeyey.

Ninka madaxda ka ah xafiisaka ayaa inanti Deeqa ugu tegay aqalkii goor fiid ah kana saxeexay qoraal beena ah inay fushatay lacagtaas, markii uu ka tegayna wuxuu gudbiyey dacwad iyo inantii oo saqdii dhex aqlaka laga kexeeyey, taasi waxay naxdin iyo layaab ku noqotay gudidii loo saray iyo dadwaynihii arinka ka dambeeyey, arinkii lacag ururinta halkii ayaa laga wadaa waxaa lala xidhiidhay Hargeisa iyo hantii laha sharkada Dahab Shiil si odayaashu hab qabiil iyo waayeelba loogu damaanad qaado si uu inanta jeelka looga soo daayo, siduu warku nagu soo gaadhayo ilaa iminka arinkaa odayaasha wuu ka meeraysanaya inuu la kulmo, mudadiina wiig ayaa ka soo wareegay, waxa kaloo naloo sheegay in shaqaalihii reer Dahab Shiil laga horjoogsaday inay ka qayb qaataan lacagta baahida ah maamulkuna intii lagu qaybiyey oo markii hore ay ogoladeen ay iska diideen, awooda ILAAHAY dartii lacagtiina iminaka way dhadhawdahay oo dhamaan dadwaynhii ayaa u kacay qofwaliba karaanki aadna waanu ugu mahadnaqayna hadaanu nahay gudidda.

Tiraba dhawr jeer ayaa lacag laga dhacay sharkada si badheedh ah wuxuu Dahabshiil ka yelayna waa la ogaa waxaa lala yaabo lagana xushoodo weeyan sharkada maanta intaas oo hantiya ku fadhida ahna mid ay dadku adeegsadan, kuna aamineen hantidoodi oo dhan inay iyadu maanta aamini wayday gudidaa ka socoto dhamaan tujaarta degan magaalad Dubai, waa su’aal da’ wayno madax daalinaysa??????,,,,,, jawaabteedana ay u taalo inta adeegsata xawaalada Dahab Shiil, wax waliba asalkiisa ka ma tago uu ku barbaaro.

Waxay na soo fareen odayaashi warkan aan ka soo xiganay in dhamaan dadka ku dhadhaw hantii laha sharkad ay ka codsanaynaa inuu damaanad aqblo isla markaa hooyada gacantiisa uu ku soo xidhay shaqaalihiisana ahayd in ka badan 8 sanno uu u soo da’ayo caruurteeda.

Source; Dubai

6 comments:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete
  2. * Ma u baahan tahay amaah degdeg ah?
    * Mothly bixinta bilaabi 8 bilood gudahood ka dib marka aad soo ururiyay amaahda on xisaabtaada bangiga.
    * Dulsaarka Low 2%
    * Bixinta muddo-dheer (1-30 sano) muddo.
    * Shuruudaha amaah debecsan iyo lacagta bil kasta.
    * Muddo intee le'eg bay qaadataa in lagu maalgeliyo? Ka dib markii codsiga amaah gudbisatay
    Waxaad filan kartaa jawaab horudhac ah in ka yar 24 saacadood, iyo ***.
    *** Maalgalinta 72-96 saacadood gudahood ka dib markii la helo xogta aan u baahanahay.
    ka aad hadda Nala soo xidhiidh
    Email: trustloan87@gmail.com


    Fiirsan BEST,
    Mr.Anthony Dave.
    Trust Loan Company
    Email trustloan87@gmail.com

    ReplyDelete
  3. Hello,
      waxaa Christian Organization Waxaan la aasaasay si ay u caawiyaan dadka u baahan
      caawisaa, sida help.So dhaqaale haddii aad maraan dhaqaale
      dhibaatooyinka ama ku jira wax qasan dhaqaale, iyo aad u baahan tahay
      of lacag
      bilaabaan ganacsi kuu gaar ah, ama aad u baahan tahay si ay u degaan amaah
      deynta ama lacag
      biilasha, bilaabi fiican ah, ama aad u adag tahay in la helo waa la
      amaah caasimada helaan baananka maxalliga ah, ayaa maanta nala soo xiriir
      isla by e-mail
    successloanhome@gmail.com waayo, Kitaabka Quduuska ah wuxuu yiri: "" Luukos 11:10 Qof walba
      weyddiista waa la siiyaa, oo kii doonaana waa helaa, iyo kii garaacana, albaabka
      laga furi doonaa. "Sidaas ha fursaddan aad mari by sida
      Ciise waa isku mid shalay, maanta iyo weligiiba more.Please waa
      waayo, dadka oo halis ku fikirno oo Ilaah ka cabsan.
      Waxaan ku talinaynaa in aad buuxiso iyo soo laaban faahfaahinta hoose ..
      Magacaaga: ______________________
      Cinwaankaaga: ____________________
      Wadankaaga: ____________________
      Your Shaqo: __________________
      Lacagta Daynta loo baahan yahay: ______________
      Duration Loan: ____________________
      dakhliga billaha ah: __________________
      Number Phone Mobile: ________________
      Ma waxaad codsatay amaah ah ka hor: ________________
      Haddii aad codsatay amaah ah ka hor, halkaas oo aad si daacad ah loola dhaqmo?
      halkaas oo aad ka heli doontaa shirkadaha? ...

      Xeerka degdeg ah oo ka soo baxa stress dhaqaale, wareer iyo raaxo
      la xiriir Richard Corporation Loan Maanta by e-mail cinwaanka soo socda:
      waa successloanhome@gmail.com.You lagu daaweeyo ugu fiican ee
      khayraadka ilaa aad ka hesho this lacag wareejin galay xisaabtaada, iyo
      aad jawaab degdeg ah oo degdeg ah ay go'aamiso sida degdeg ah waa in aad hesho
      aad amaah. Haddii aan dib u dhac kasta oo codso aad
      amaah fiican oo halkan fudud
      na la. Fadlan e-mail in this site in Via
      e-mail: successloanhome@gmail.com
      Daacadnimo
      Reply by REV BEN GUUSHA barakoobi

    ReplyDelete
  4. Hello,
      waxaa Christian Organization Waxaan la aasaasay si ay u caawiyaan dadka u baahan
      caawisaa, sida help.So dhaqaale haddii aad maraan dhaqaale
      dhibaatooyinka ama ku jira wax qasan dhaqaale, iyo aad u baahan tahay
      of lacag
      bilaabaan ganacsi kuu gaar ah, ama aad u baahan tahay si ay u degaan amaah
      deynta ama lacag
      biilasha, bilaabi fiican ah, ama aad u adag tahay in la helo waa la
      amaah caasimada helaan baananka maxalliga ah, ayaa maanta nala soo xiriir
      isla by e-mail
    successloanhome@gmail.com waayo, Kitaabka Quduuska ah wuxuu yiri: "" Luukos 11:10 Qof walba
      weyddiista waa la siiyaa, oo kii doonaana waa helaa, iyo kii garaacana, albaabka
      laga furi doonaa. "Sidaas ha fursaddan aad mari by sida
      Ciise waa isku mid shalay, maanta iyo weligiiba more.Please waa
      waayo, dadka oo halis ku fikirno oo Ilaah ka cabsan.
      Waxaan ku talinaynaa in aad buuxiso iyo soo laaban faahfaahinta hoose ..
      Magacaaga: ______________________
      Cinwaankaaga: ____________________
      Wadankaaga: ____________________
      Your Shaqo: __________________
      Lacagta Daynta loo baahan yahay: ______________
      Duration Loan: ____________________
      dakhliga billaha ah: __________________
      Number Phone Mobile: ________________
      Ma waxaad codsatay amaah ah ka hor: ________________
      Haddii aad codsatay amaah ah ka hor, halkaas oo aad si daacad ah loola dhaqmo?
      halkaas oo aad ka heli doontaa shirkadaha? ...

      Xeerka degdeg ah oo ka soo baxa stress dhaqaale, wareer iyo raaxo
      la xiriir Richard Corporation Loan Maanta by e-mail cinwaanka soo socda:
      waa successloanhome@gmail.com.You lagu daaweeyo ugu fiican ee
      khayraadka ilaa aad ka hesho this lacag wareejin galay xisaabtaada, iyo
      aad jawaab degdeg ah oo degdeg ah ay go'aamiso sida degdeg ah waa in aad hesho
      aad amaah. Haddii aan dib u dhac kasta oo codso aad
      amaah fiican oo halkan fudud
      na la. Fadlan e-mail in this site in Via
      e-mail: successloanhome@gmail.com
      Daacadnimo
      Reply by REV BEN GUUSHA barakoobi

    ReplyDelete
  5. Hello, halkan at qiimaha macquulka ah in la beddelo doonaa nolosha weligeed ah amaah yimaado, Anigu waxaan ahay Mr. Patrick Frederick amaahiya amaah shahaado, waxaan kuu soo bixin deynta qaybta shakhsiga iyo dadweynaha in ay u baahan yihiin kaalmo dhaqaale in aad bixisid dulsaar yar ee 2%. Adeegyada Our ka mid ah: Amaahda Personal * * xoojinta deynta * Amaahda Ganacsiga * amaahda waxbarashada * mortgage * deyn xaqiijisatay * amaah aan caymis * amaahda * Maalinta mushaarka baxay * Ardayga Amaahda * Business Amaahda * Amaahda * Auto Amaahda * deyn Investment * horumarinta * deyn iibsan qoray dhismaha deyn fadlan buuxi foomka hoose kuna soo celi haddii aad xiisaynayso, daymaha (patrickloans15@gmail.com) Patrick shahaado iyo shirkadda amaah lagu kalsoonaan karo, codsan maanta iyo maanta xalinta dhibaatada dhaqaale. Xusuusnow caydh ah 1) magacyada oo dhan: 2) Country: 3) wax looga qabto 4) Gender: 5) Status: 6) Shaqada: 7) Telefoon: 8) dakhliga billaha ah: 9) amaah loo baahan yahay: 10 qadar) Loan Duration: 11) The Ujeedada ee amaahda: 12) Facebook magaca: 13) sida ugu dhakhsaha badan sida kor ku xusan yahay buuxinta foomka, waxaan kuu soo diri doonaa shuruudaha amaahda iyo xaaladaha, si aan u sii wado. Weeraryahanka in maqalka aad ka si ay horay u socdo waxaan eegi doonaa. Salaamaha, iyo e-mail: patrickloans15@gmail.com. ku mahadsan tahay

    ReplyDelete
  6. amaah! amaah !! amaah !!!
    Ma waxaad raadineysaa shirkad amaah ah sumcad iyo la aqoonsan yahay ee gaarka loo leeyahay kuwaas oo deyn inay fursad waqti nolosha siiya. Waxaan ku siin dhan nooc oo amaah ah hab aad u sahlan oo dhakhso ah, amaah shakhsi ah, amaah baabuur, Home Loan, Loan Student, Loan Business, amaah maalgashiga, xoojinta deynta, iyo in ka badan. Ma waxaad la diiday by bangiyada iyo hay'adaha kale ee dhaqaale? Ma u baahan tahay si amaah ah xoojinta ama mortgage ah? mar dambe ma Raadi sida aan halkaan u joognaa in dhammaan dhibaatooyin dhaqaale aad wax la soo dhaafay ka dhigi. Waxaan amaah lacag baxay shaqsiyaadka iyo ganacsiyada u baahan gargaar dhaqaale at heerka of 2%. No lambarka amniga bulshada looga baahan yahay oo mar jeeg credit loo baahan yahay, 100% damaanad qaaday. Waxaan rabaa in aan u isticmaalaan dhexdhexaad ah si aan kuu ogeysiinno, waxaan ka abaalmarin gargaar lagu kalsoonaan karo oo faa'iideystayaasha iyo waxaan ku farxi doonaan inay kuu soo bandhigi doonaa oo amaah ah.
    Maanta email noogu soo dir: (jonessmithgo@gmail.com) inay hadda dalbato amaah ah.

    ReplyDelete