Wednesday 7 October 2009

HAMBALYO IYO TAAGEERO KU SOCOTA CHIEF CAAQIL NUUX IIMAAN XASAN

HAMBALYO IYO TAAGEERO KU SOCOTA CHIEF CAAQIL NUUX IIMAAN XASAN

ANNAGA OO AH JAALIYADDA REER gabiley ee ku nool magaalada alceyn ee dalka
imaaradka carabta waxaannu hambalyaynaynaa dhammaan shacabka reer gabiley
guud ahaan gaar ahaanna dadweynaha ku dhaqan dagmada idhanka

hambalyadaa iyo taageeradas oo ah caleema saarkii chief caaqil [nuux iiman xasan]e
ee dhawaan lagu caleema saaray dagmada idhanka ee katirsan gobolka gabilay

waxaannu urajaynaynaa chief caqilka cusub cimri dherer =cafimad =rayrayn
waxaanaan kugula dardaarmaynaa inaad ogaato daacadnimo =caddaalad =midnimo =
xaqsoor =dhex dhexaad =iyo shareecadda islaamka oo kuu noqota xaruntaada
aad ka duusho ee aad marwalba kuu ah marjaca had iyo jeer arrin kasta =arrinkasta
aad ku salayso

waxaan ilaahay kaga baryaynaa inuu hawlaha kuu fududeeyo kuguna gargaaro
MABRUUK ALIF MABRUUK

dadka hambalyadan diraya oo kala ah

1 maxamuud aw cumar faarax /guuleed
2 maxamad cige cilmi /canugga
3 DR axmad cabdillaahi cige/axmad shukri
4 DR saciid barkhad maax
5 ibraahim cabdi obsiiye /suldaanka
6 yusuf maxamad cilmi /qaddimiye
7 maxamuud beegsi barkhad /maxamuud yare
8 maxamad aw cabdillaahi /dhayda
9 yuusuf budle xasan
10 cabdiraxmaan axmad cumar /yaxmaan
11 cabdi raxiim axmad cumar /shiine
12 khadar aqli allaale
13 sufyan omar sufyan

wabillaahi towfiiq

maxamuud aw cumar faarax /guuleed
agabar2009@hotmail.com
AL AIN
UAE

No comments:

Post a Comment