Wednesday 7 October 2009

TACSI GEERIDA SULDAAN MUXUMED NUUR GEELI (GURAY NUUR) AHN

TACSI GEERIDA SULDAAN MUXUMED NUUR GEELI (GURAY NUUR) AHN

halkan waxaan tacsi uga diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday
alah u naxariistee suldaan muxumed nuur geele oo ku geeriyooday magaalada boorama maanta 07/10/09 soomaliland
mustafe ismail ahmed
qaasin hassn mataan
ahmed daahir elmi
maxuud hassan maxxad
faadumo maxd huseen guudcade
ahmed maxd hasan guud cade
abokor faahiye
c/le siciid cali dhiif
maxd osman duaale
muktaar muuse yuusuf
dadkaas oo dhamaantod jooga uk
waxaan ilaahay uga baryaynaa in ilaah naxariita jano ka waraabiyo
aamiin aamiin aamiin

No comments:

Post a Comment