Thursday 3 September 2009

RUNTII LA HUBSAYOO GOROYO HAAD BAY NOQOTAY BY:- CIISE AW MAXAMUUD

RUNTII LA HUBSAYOO GOROYO HAAD BAY NOQOTAY BY:- CIISE AW MAXAMUUD

guntii lahubsayoo gorayo haadbay noqotay taas macnaheedu waxaa weeye guntii lahubsay yoo udub digtaator bay noqotay

Haddaba waxaan ku talalinahaa xisbiga talda dalka haya inaanay waxaba taraynin cabudhin cagajuglay xidhxidh xabad laska dulrido ama lagu eryado dadkan shacabka ah xabadi hore ayay usoo daashatay dadkan intan aadun maanta xabada labarateena waa intii kasoo doogtay keligii talis kii Afwayne soodooga ninkii aan garanayn waa marka abaarxumi dhacdo ee xooluhu dhamaadaan inta yar ee kasoo hadha hadaba waxan u sheegayaa xibiga talada dalka somaliland haya ee dadka masaakiinta ah ee xaqooda doonaya
xabada labartay inay tayhay intani intii kasoo hadhay xabada oo aanay maanta u baahnay xabad iyo xadhig danbe markaas kawantooba ayaan idileeyahay oo keena waxkale oo aan xabad ahayn oo idika soconaya waayo Filimadaas aad maanta dhigasaan oo dhan Hore ayaydadkani usoo fiirsadeen ee Jiibnoomtaani yaa udub .


Dadka shacabka ahna waxaan leeyahay dalka idinkaale haduu wanaagsanyahayna waa dalkiinii haduu xumaadana idinkuu idinka xumaanayaa markaas waxaan idinkula talinayaa inaad dulqaatayn waa u jeedaan in uu jiro daandaansi quje quyan waayo ninka xabad laga dulriday waa lagarana yaa waxaa laga rabo sidaas daraadeed waxaad ku ciilbaxdaan maata waa cidaad dooranaysaan idinkoo xorah ku ciilbaxa codkiina hays canaanan goordhaw hays odhan ah maan markii xisbi hebel maan doorto mantaba kafiirso cidaad codkaaga siinayso hays cananan hadhaw
dadka shacbka ahana maanta intaasaan leeyahay

xisbiyada muncaarka ahna waxaan leeyahay idinkaa u seeto dheereeyay xisbiga talada haya waayo 5 shan sano ayaala doortay sharciyan 7 todoba sano ayuu marayaa taasna markasta waaladinku qasbayay waana yeelayseen idinkoo u danaynaya dalka iyo dadka waana ku hagaasanaydeen waayo waxaa eegayseen dadkiina shacabka ah hadaba maantana sidii horaba aad uugu tudhayseen uugu tudhay dadkiina waxaala yidhi Nin baa waxaa uu aad u cabijiray shaaha markaa muu xararad bixijir ilaa uu toban koob cabo malintii danbe ayuu usoo hoyday Reer markaasaa loosoo kariyay shahii ninka shaha u sookariyayna way isyaqaanan shaahiibaa lasoo dhigay waxaanu bilabay saxiibkii shaaha sookariy bal inuu ninka shaaha utiriyo intuu kacabo Ninikii markuu 9 sagaal koobmarayo ayuu is yidhi waar marti baatahaye shaha sidii hore hawcabine iska yaree uuna sheeg Ali waxaanu ku yidhi anigu shaaha intaas uuma dhaafo ee igadaa .waxaa uu Cali uugu Jawaabay Cumar maya walaahi kan 10 tobnaadna waad cabaysaa wuxuu yidhi oo ma 10 toban baan cabay haabuyidhi waxuu yidhi 11 kii koobiyo tobnaadna iigushub hadaba Xisbiyada Muncaarika waxaan leeyahay waar kii 11 kobiyo tobnaadna uugu shabo oo u kordhiya maantana idinkoo eegaya danta dalka iyo dadka sidaad horeba u eegi jirteen oo aqbala waxii laydin yidhaaho oon ahayn bilaa diiwaan gelin
waana mahadsantihiin

lasoco qabta sadexad isha alaahwaa qalin kii
Ciise aw mohamud
Jermany


No comments:

Post a Comment