Tuesday 15 September 2009

OGEYSIIS EID CUP 2009 JONKOPING HA MOOGAAN MAGAALADAADANA MAGAC U SOO HOO!!!

Image and video hosting by TinyPic

OGEYSIIS EID CUP 2009 JONKOPING HA MOOGAAN MAGAALADAADANA MAGAC U SOO HOO!!!

Image and video hosting by TinyPic

Eid Cup 2009 - Jönköping

Hamoogaan Magaaladaadana Magac u soo Hoo!!!

Varmt välkomna till
vår årliga Eid Cup 2009 i Jönköping!

Waxaan si diiran aan idiin
ku soo dhaweyneynaa inaad ka qeyb qaadataan Tartanka kubada cagta ee Ciidal-Fidri 2009.
Kasoo lagu qaban doono magaalada JÖNKÖPING ee Dalka Sweden.


Sanadii afraad ayaa hadana markale aan abaabuleynaa Tartankii Iida ee Footboll-ka.
sanadadii hore waxey guushu raacdey: Jönköping - 2006, Gislaved -
2007 iyo Blekinge Boyz - 2008,
Sanadkana waa la wada sugayaa cidii wacdaro ka muujisa.


Waxaa kale oo la isku
arki doona marka la gabogabeeyo tartanka Xaflada Ciida, oo aan kusoo
casuuney Fanaano,Abwaano,Aqoonyahano
iyo waxgaradka kale ee bulshada Somalida.


Tartaka iyo Xaflada
waxaa lagu qaban doona Magaalada Jönköping 3/10/2009.

Hadaba hadii aad
rabtaan inaad ka qeyb qaadataan la soo xidhiidha Gudida ku howlan
abaabulka Eid Cup oo hoos ku xardhan kuuna faahfaahin
doona waxii aad u baahato warbixin.
Ha moogaan oo ha ka maqnaan magaaladaadana magac usoo hoo.


Diiwaan galinta:
Waxaa laga rabaa in magaalo kasta oo ka qeyb qaadan doonta isa
sii diwaan galiso ka 25/9/2009 si loogu
sii talo galo soo dhaweynta looguna qaabilo gacmo furan. Iska
diwaangali E-mailkan. Hassan@sudhi.se. Ama Telefankan.070-4473640
adigoo sheegaya magaladaada iyo kooxdada magaceeda inta
ciyaartoy eed tihiin iyo qofka ah xidhiidhka kooxda ee hadii warbixin dheerada
loo baahdo la soo weydiinayo.

Information
Wixii faahfaahina kala xidhiidh gudida qabanqaabada:
Mustafa: 076-2154 309
Jama: 070-07 85 525
Hassan: 070-44 73 640

No comments:

Post a Comment