Saturday 12 September 2009

DHIMASHADA MUDAHARAADKA HARGEYSA OO SII KORDHAYSA IYO GANCSIGII OO ALBABADA LOO LAABAY SAWIRO

DHIMASHADA MUDAHARAADKA HARGEYSA OO SII KORDHAYSA IYO GANCSIGII OO ALBABADA LOO LAABAY SAWIRO

Dhimashada Mudaharaadka Hargeysa ka socda ayaa sii Cago Cageenaysa Seddex Qof iyadoo dhaawac badan jiro.

Mudaharaadayaasha ayaa wali wada Mudaharadka Rabshado wata oo keenay inay isku dhacaan Ciidamada Booliska iyo Dadka Mudaharaadayey oo taageerya Shirgudoonka Golaha Wakiilada kadib markii maanta loo furi waayey Xarunta Golaha.

Isku socodkii Gaadiidka dadweynaha ayaa gabi ahaanba meesha ka baxay inta badan meheradihii Ganacsigana albaabada ayaa loo laabay ka dib markii banana-baxyo rabshado watay ay hadheeyeen magaalada Hargeysa. Ciidmada Booliska ayaa xabado ridaya si ay u kala eryaan Dadka Mudaharaadaya.

Dhaawaca Dadka Mudaharaadaya ayaa marba marka kasii dambeysa sii kordhaya iyadoo Mudaharaadku aanu yaraanayn balse ay dadku taagan yihin uun xabadana aanay ka gababayn.

Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic

Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic
Image and video hosting by TinyPic

No comments:

Post a Comment