Ha moogaan Badmah hotel,kuna yaala caasimadda Somalilalnd,Hargeysa.
Soo dhowayn hufan,dhalinyaro u jajaban hawsha aad hibato,hanaan wanaagsan
iyo hadal dabacsan ayay kuula diyaar yihiin.
Qiimahau ma aha mid uu qalbigu ka boodo,waa $10 qol qalabka tv,tel,musqul iyo maydhasho
qabaw iyo kulayl hadba kii aad u muhato.
Sidoo kale $20 qolka ballaadhan ee laba(2) sariir-laha ah,musqul,maydhasho kulayl iyo qabaw
hadba naftaadu u hilawdo.
Maamulka Badmah hotel
002522-560992
002522 -4026100
0014193012440


No comments:
Post a Comment