Thursday 17 September 2009

BANDHIG CILMIYEED AY SOO BANDHIGTAY JAAMACADDA GOLIS UNIVERSITY EE MAGAALADA HARGEYSA

BANDHIG CILMIYEED AY SOO BANDHIGTAY JAAMACADDA GOLIS UNIVERSITY EE MAGAALADA HARGEYSA

Jaamacadda Golis University waxay ka mid tahay Jaamacaddaha ugu waaweyn Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo jaamacaddaasi ku taala Caasimadda Somaliland ee Hargeysa .
Haddaba Jaamacaddan Golis University waxaa dhawaan ay soo Bandhigeen Bandhig Cilmiyeed ay ku soo bandhigeen dhamaan qaybaha Waxbarasho ee Jaamacaddaasi Golis University Lagu barto .
Bandhigaasi ay soo bandhigtay Golis University oo Lagu qabtay Xarunta Jaamacaddaasi waxay Macalimiinta ama Profesooradda qayb kasta Wax ka dhigaa ay soo bandhigeen Macluumaad ku saabsan Culuumta kala gedisan ee qaybaha IT ga ama qaybta beeraha , qaybta civil ingineeringka iyo qaybta Shuruucda Booliska iyadoo Aalado casri ah oo ah kan manta Dunida laga isticmaalo Technolgiyadda casriga ah ay Macalimiintu ay ku tabinayeen casharadda .

Image and video hosting by TinyPic

Ugu Horeyn waxaa halkaasi lagu soo bandhigay Qaybta Culuumta Beeraha ee Jaamacaddaasi Golis University sida ka muuqata Sawirkan
Image and video hosting by TinyPic
Macalinka Qaybta Beeraha oo sharax ka bixinaya Qaybaha Beeraha loo beero

Image and video hosting by TinyPic
Midig: Rashiid Cumar sheikh oo ah Macalin ka mid ah Qaybta Beeraha kana mid ah Hawl wadeenadda Jaamacadda GOLIS university.

Image and video hosting by TinyPic
Gudoomiyaha Jaamacadda Golis University oo sharax ka bixinaya Qaybta Civil ingineering ‘ka

Image and video hosting by TinyPic
Qaar ka mid ah Ardayda Wax ka barata qaybta Civil ingineering’ka ee Jaamacadda Golis University

Image and video hosting by TinyPic
Qaar ka mid ah Gabdhaha qaybta Civil Ingineering’ ka Casharadda ka daalacanayay

Image and video hosting by TinyPic
Macalinka Sharaxa ka bixinayay Qaybta Civil Ingineering’ka sidaad aragtaana Shaashada ka danbaysaa waxay Ardaydu ka daalacanayeen Casharadda oo Muuqaal ah

Image and video hosting by TinyPic
Arday ka mid ah Ardayda Wax ka Bartay Qaybta Civil ingineering’ ka oo sharax bixinaya

Image and video hosting by TinyPic
Arday ka mid ah Ardaydii Daalacanaysay Qaybta Civil Ingineering’ka

Image and video hosting by TinyPic
Macalinkii qaybta Civil ingineering’ka oo sharaxaadii wadda .
Image and video hosting by TinyPic
Arday Ku Jirta qaybta iT ga ee Jaamacadda Golis University.

Image and video hosting by TinyPic

Macalinka Qaybta IT’ga ee Jaamacadda Golis University Professor Axmed oo sharax ka bixinaya Qaybta IT’ga ee Jaamacadda

Image and video hosting by TinyPic
Gabadh ka mid ah Ardayda Wax ka barata Jaamacadda Golis University oo Khudbad Ingriisi ah oo aad loo Jeclaystay halkaa ka jeedisay.

Intaasi ka Bacdi Waxaanu Wareysi Khaas ah la yeelanay Professor Axmed oo ah Macalinka dhiga Qaybta IT’ga ee Jaamacadda Golis University Barnaamijyadaayadda Danbe ayaan aan idinku soo Gudbin doonaa haddii eebe idmo .
Waxaa Barnaamijkan soo Diyaariyay Wariye Mohamed Mussa inji tan iyo intaynu barnaamij kan oo kale ah iskugu iman doono wa bilaahi tawfiiq.


No comments:

Post a Comment