Sunday 1 November 2009

TODOBAADKA CODKA AGOONTA

TODOBAADKA CODKA AGOONTA

qoris

TODOBAADKA CODKA AGOONTA

(sii wixii aad u awoodo agoonta, si looga farxiyo ,adigana ILLAHAY ha kaa farxiyo)

  • CULIMO U DIINKA.
  • MASAAJIDADA
  • SAXAAFADA SOMALILAND
  • JAALIYADAHA SOMALILAND.
  • URURADA SOMALILAND
  • QURBA JOOGA SOMALILAND
  • SHIRKADAHA GANACSIGA
  • SHACABKA SOMALILAND.
  • AQOON YAHANKA SOMALILAND
  • FANAANIINTA.
  • SHAQSIYAADKA

DHAMAANTIINBA KA QAYB QAATA TODOBAADKA CODKA AGOONTA.

Cid kasta oo nagala qayb qadanaysa caawimada AGOONTA,waan kaaga mahadcelinaynaa ,waxaan si gaar ah uga codsanaynaaSAXAAFAD SOMALILAND in ay nagala qayb qaataan barmaamushkatodobaadka codka agoonta.

C:\Users\PCW Installation\AppData\Local\Microsoft\Windows\Temporary Internet Files\Low\Content.IE5\DPK7MXA8\100_0060[1].jpg

Ma doonaysaa in aad ifka iyo aakhiraba liibaanto?
Ma doonaysaa in in ILLAHAY ku siiyo ajar fara badan.?
Ma doonaysaa in ILLAHAY guri kaaga dhiso Janada.?
Ma doonaysaa in ILLAHAY kaa xijaabo dhibaatooyinka faraha badan .?

ADAHABSHIIL account No. HRGD14759

C:\Users\PCW Installation\AppData\Local\Microsoft\Windows\Temporary Internet Files\Low\Content.IE5\LXXJKWGK\100_0059[1].jpg

Hadii jawaabtaadu “HAA” tahay fadlan ka qayb qaado
QAADHANKA CARUURTA AGOONTA AH .
Walaalayaal haddii aad doonaysaan in aad bixiso qaadhanka CARUURTA AGOONTA AH,fadlan u dhiib Xafiiska kuugu dhow eeADAHABSHIIL account No. HRGD14759

Cidii doonaysa in ay koriso ILMO AGOON AH,waxaan ku dadaalayaa in aan idin xidhiidhiyo xarumaha AGOONTA.
ILLAHAY HA INAGA ABAAL MARIYO DHAMAANTEENBA .

KOR U QAADA CODKA AGOONTA SOMALILAND

Waxaanu soo dhoweynaynaa,oo aanu diyaar u nahay cid kasta oo doonaysa in ay nagala qayb qaadato,khayr iyo ajar ayuunbaad ka helaysaa.

Barmaamujka codka agoonta waxaa iska kaashanaya Hadhwanaag media Abdi M.Saleiman.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidh xilligan :-
Tell:0044+) 07837953710.

No comments:

Post a Comment