Sunday 1 November 2009

INAALILAHI WAINAA ILEYHI RAJICUUN.GUDOOMIYAHA GALBEEDKA LODONONEE XISBIGA UDUB OO TACSI U DIRAYA

INAALILAHI WAINAA ILEYHI RAJICUUN.GUDOOMIYAHA GALBEEDKA LODONONEE XISBIGA UDUB OO TACSI U DIRAYA

TACSI_2Gudoomiyah Galbeedka London ee Xisbiga UDUB.Mr Nagiib Maxamed Cusmaan

INAALILAHI WAINAA ILEYHI RAJICUUN.
Anigoo ah Nagiib Maxamed Cusmaan ahna Gudoomiyaha Galbeedka Magalada London kuna hadlaya magaca Gudoomiyaha UDUB ee London iyo dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay jogaan waxa aan TACSI u direynaa qaraxii lala beegsaday isaga oo maraya badhtamaha magaalada Laas Caanood meel u dhaw Hotelka Dhiif Taliyihii qaybta 12 aad ee ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Colonel Cismaan Yuusuf Nuur.

Waxanan sigaar ah uga tacsiyadeynaynaa eheladii uu ka geeriyooday in Ilahay samir iyo iimaan ka siiyo.
Kuwii falkaa xun ee arxanimada ah gaystayna sharciga la horkeeni doono lana soo qaban doono sida ugu dhakhsaha badan hadii Ilahay Yidhahdo.

No comments:

Post a Comment