Monday 2 November 2009

HAMBALYO LABADII HODMEE HOYWADAGEE HOODALAY NOQDA..

HAMBALYO LABADII HODMEE HOYWADAGEE HOODALAY NOQDA..

Mudane.C/raxmaan Saleeban Faarax iyo Marwo Xamda Aw Jaamac Maxamuud.

oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa Hotel Hadhwanaag maanta oo ay taariikhdu tahay 02.11.2009

Waxaa hanbalayda wada jir u diraya asxaabta kala ah

Fathiya Mahmuud Omar

Ayaan Mahmuud Omar

Fadxiya cumra muxumad

Gudoon axmed maxamed

Layla ibraahin gahayr

Shukri maxamed ibraahin

Hodan axmed jaamac

Ilhaan muxumed ismaaciil

Huda maxamuud axmed

Nimco xariir axmed

Fihiima xuseen jaamac iyo odaygeeda

dhamaan akhyaartan oo ku kala sugan dacalada aduunka

waxay leeyihiin reerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabadgala allahayow idinka yeel.

Baraakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaaa filkhayr

No comments:

Post a Comment