Friday 6 November 2009

NINKI NOOLOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN ,DHADCOOYINKA ADUUNKA:HAWEENAY UUR LEH OO MAR LABAAD UUR QAADAY

NINKI NOOLOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN ,DHADCOOYINKA ADUUNKA:HAWEENAY UUR LEH OO MAR LABAAD UUR QAADAY

Waa mucjiso aanan horey loo-arag waxa ayna kamid tahay Mucjisooyinka fara-ku tiriska ah ee caalamka ka dhaca.

Gabadhani ayaa waxaa lagu sheegay in iyadoo uur leh ay hadana dareemeeso calaamadaha uur kale.

Hase yeeshee dhaqaatiirta caalamka kuwa ku taqasusay haweenka ayaa waxay sheegeyn in Gabadhani ay leedahay uur kale. Waxay kaloo-sheegeen labada ilmood ee caloosha ugu jira ma’aha kuwo mataano ah. Kolba mid ayaa calool galay.

Waxayna kala weyn yihiin 2 todobaad ilaa 3 todobaad oo qura. Waa mucjiso cajiib ah, Hase ahaatee Mucjisadani ayaa waxay khuburada caafimaadku ku sheegeen in magaceeda ama sababaha keenta loo-yaqaano “Superfetation”

ugu danbeentiina Julia Grovenburg hada wey dhashay waxayna dhashay labadii caruur ee caloosha ku siday.

juliajulia 3julia 2

laacib143@hotmail.com
KL Malaysia….

No comments:

Post a Comment