Sunday 8 November 2009

TUSID IYO TUSAALE DOORASHADA ( MADAXDA) SOMALILAND

TUSID IYO TUSAALE DOORASHADA ( MADAXDA) SOMALILAND

qorissalamucalaykum walaala hayga muslimiinta ah iyo kuwa muuminiinta ah ee kunool dalka somaliland iyo dalka dabadiisa waaxn u soo jeedinayaa tusid iyo tusale maraka hore waxaan uga digayaa kuw u hanqaltagaya ama ku riyoonaya meelo kale waxaan leeyahay somaliland iftiin baa ka soo bidhamay waa wax ilahay loogu mahadiyaa ogow waxa dhawaan imanysa in dad badani uu ku atkanidoono basaboorka somaliland oo uu xaar mas kunoqondoon iyo siyaasiyiinta katagay hore ee tagay wadano ayna udhalan waxaan leeyahay cid idila hadli kartaa majirto ee ku noqda wadankiina oo umadiinu way idiin bahan yiine waxa uqabat dawladan waxaan leeyahay nimankas markay soonoqodaan soo dhaweeya gacamo furan hadaan u soo noqodo nimcooyinka ilahay ina siiyay oo sidaad og soon tihiin ama caalamka aduunka oo dhami og yihin waa mid ilaahay loogu mahadiyaa markaa waxan idin leeyahay dhamaantiin alxamdulilahi dhah anigoo kunool wadan kale oo ah cariga ingiriiska ayaan geed dheer iyo geed gaban aan ugu taagnahay nabadiina iyo barwaqadiina waxaan idiin sheegayaa oon mar wal oon idila hadlayo waxaan idin tusayaa ilaahay waxaa uu doortaa daka wanaagsan sid salixiint awliydisa oo ilahay quraankiis idiinku shegay oo uu yidhi al owliya alaa walaa khof walaa yaxasanuun kuwaasi waa kuwa ilahay u hiiliy ilahayna waxa uu ku balan qaaday kuwa uu doorata kuwa ku gafa ee ladagaalama in uu dagaal la galayo markaa kii ilahay ladagaalamay isaga ayay jirtaa ee soo diyaaargarow , waxa kale oo jira awliyo u hiilisa shaydanka oo layidhaa awlio shaydaan oo dacii fiin ah oo la shaqay sata shdaadiinta oo ilahay ugu balanqaaday naarta waxaa lagu gartaa xer iyo shadaadiin ayay meel isugu uruuriyaan sid dumar iyo rag oo ay sii yaan qaad sigaar oo halkaa la botoriyaa ilhayna waxa uu yidhi ka fogaad khud waatu shay daan ilahay haynaga nabad galiyo , waxaan idiin sheegayaa oo ilahay igaga sareeyaa karaamooyinkan ilahay uu ku xoojinayo diintiisa ayaa waxaa ii yimid qolooyin diimo kale ah waan soo dhaweeyaya markii aanu sheekeysanay ayaan ku idhi hadii aad fircoon iyo saaxiriin iyo awoodaha mareekan uk. urub aduunka oo dhan aad isu wad keentaan ood sameesaan karaamooyinkan ilaahay isiiyay , maxanmed s c w been ayuu sheegayay ilaahayn kitaab kiisani waa been waxay iigu jawaabeen lama sameen karo ee waxaanu aamisanay waxad aamisantahay , markaa waxan aan idiin sheegayaa ciyaar haw qaadanina sid aad ogtiin ilahay waa dayib waxaanuu jecel yahay dadka dayibka ah ilahay qof xun darajo masiiyo hadba aan usoonoqodo ujeedadayda. .aniga oo ka hadlaaya sadexda musharax oon tusaale idinka siinaya oon ilahay waydiistay ka wadanka wax u qabanaya oo ah aniga oo aan cidna ka gabananin oo ah faysal ali waraabe , waxxan idin tusayaa sadx dooda ee ka fiirsada ok,

( 1) aan ku bilaabo madax waynah dahir riyaale sidaad ogsoontihiin waxa uu u soo shaqeeyay dowladii dalinka ahayd ee somalia isaga oon aan cadyeenayo in aanuu cidna uuna dabi ka galin oo dad badini beeno ay ka sheegaan ogahay in uu yahay muwaadin dhab ah hadan waxa uu ahaa 2 sano madxa weene ku xigeen marka laysugeeyo waxa uu ahaa 12 sano halkaa waxaa idiin ku in uu dhamaystay hawshiisii . cad hadad doonaysaan shaqdii shaydaankii siyaad bare hawlihiisii durbaan uqaata waa hadad dahir riyaale doonaysan , isga madxa waynah waxaan leeyahay sida UK USA iyo calamka ku dayo oo sharf ayaad iga mudantaye halaguu sameeyo shaqo kale adiga oo sharaf mudan ee ubanee cidkale kursiga

( 2) maxamed siiraanyo waa nin wayn oo u soo shaqeeyay dawladii daalinka ahayd ee soomaliya waxuu ku biiray xusbigii gusha wacan u soo hoyay dalkan eeS N M .xusbigiisan madax ka ah , madxa ka soo noqday ilaahdana madxa kaha xusbigiisa oo siyaa sadiisu anay dhaafsiisanayn geeska afrika hadaan lays idho tirayn waxayaabo badan wuu qabtay lakiin ku xisaabtama indhihiisu intay gaadh sii san yiin iyo idinka oo eegaya da diisa iyo dhibaatoo yinkii soo dhaxe maray urukii S N M maxamed siirayona waxaan leeyahay sharaf ayaad leedahay imka hadee lagaa helo doorashada dalka khal khal ha galini oo islanta yar ee agoonta ah ee qudrada ubadkeeda wax uga soo saraysa dhibaato ha galinin

(3) faysala waxaa weeye nin yar oo dhalinyara ah oo la xaajoonkar nin waayn iyo nin yar waa nin dawladii daalin ka ahayd aan wax haba yaraato aan shaqo ku lahayn waa nin ku noolaa xamar oo siraha uu ka hayo aan latirinkarayn waa nin ku nooladay yurub waxna la qabsaday dowla daha yurub iyo caalamka hore umaray oo muftaxa helikara wadamada hore umaray oo ay yaqaanaan waa nin ehelu diin ah waa nin aana dhex galin sheeko qabyaaladeed waa nin sida aad ogsoontiin utaagan nabada iyo barwaaqada somaliland waa nin ay ka dhabtahay waa nini ka soo shaqeeyay nabadeentii malmihii madoobaa ee reer soomaliland isjidheen ( DAGAALKII SOKEEYE ) waa nin uu in uu abuurikaro shaqo dhamaan dadka kunool somliland oodhami uu usamayn karo waa ay ka muuwqato ahan somaliland dhab ah aniga oon ku dheeraan

waxan idin hor dhigay tusalahaa , waxaan hala kaa uga digaya kuwa munaafiqiintah ee dadka iska horkeena ee dacayadaha fidiya iyaga oo ku andacoonaya faysal hadaladiisu way is dhaafaan kuwaasi ilahay ayay been u sheegeen, waxana aan ogahay in uu faysal wax u qaban karo dalkiisa laydin ictiraafi karo in kasta oon hore idiinku soo sheegay in xaga ilahay laydinka ictiraafay faysalna waxaan leeyahay ha dii uuilahay kuu dhiibo kursiga oo ay ku doortaan shacabku si xaq ah ogow waxaa kaa dabeeyaa waa xabaal ilahayna waa ku arkaa sidaad la socotidna calamka waxaba kaama qar soona ee umadad aniga oo og in aad wax uqabanaysid dacad wax ugu qabo, hadab reer somalilan waxan leeyahay idinka ayay howshani idi sugaysaa aniguna sidaa ilahay waxa wala oo idiin soo kordha aan ilahay idiinku soobarayay igan aqabalay oo aan ogahay dad badan oo munaafiqiin ah dagaalo na soo dhaxa mareena aanaan doonayn in aan maga caabo hadana difaac iyo hiil ayaan la garab taaganahay dalkayga somaliland wax uu ilahay markhati iiga yahay gadhigayg waxaa saaran calankii somaliland oo gaal iyo musiln ay og iyahiin calankan cida uu yahay munafaqiintaana dalkayga unicimaayo waa wax ilahay loogumahadiyaa in aan ka guulaystay dalimiintaana ilahayn waxaan ugubalan qaad ay in aan u hiiliyo ilaahy xaqana aan sheego somalida kalana ilahay dhibatada ha ka qa waxaanuu dhibtu ka qaad maysaa somalidakale ilaa ay yidhaahdaan reer somaliland na cafiya waayo ilahay maalu yatiimka ilaahay ma cafiyo iyo boobkii dadkii masakiinta ahaa markaa xisaabo badan ayaa jir taas oo haday doonayaan in auu ilahay ka qaboojiyo dhibaatadan waa in ay u baarigaan reer somaliland yidhahdana na saamaxa markaas aya hagaagayaan inta kale sidaa ayay ku jirayaan bal ufiirsada qisadan ( qoomamkii hore marka la rogoyo waxaa lagu rogaa dad muuminiin ah dadkaasi janad ayay toos u galayaan laakiin waxa laga dan leeyahay dalimiinta in ilahay ka qabyoto aduunaka taa macanaheedu waxa weeyaan dadka ku baaba ay a eemasakiinta ah ilahay wuu unaxariisanayaa lakiin dalimiinta ayaa la soo xaraynaya sadexada firiqo ee iskudilaya xamara ilahay agtii waxab kumalaha kan fog nabadi waayo dulimi ayaa yaala)

alahu ma aamiin

osman mahdi hussein

osman56live.co.uk

No comments:

Post a Comment