Tuesday 3 November 2009

DHAMAAN ARDAYDA S/LAND EE BANGALDESH WAXAY TACSI U DIRAYAAN AHN MARXUUM MAXAMED CAYDIID TOOHE

DHAMAAN ARDAYDA S/LAND EE BANGALDESH WAXAY TACSI U DIRAYAAN AHN MARXUUM MAXAMED CAYDIID TOOHE

TACSI_2Dhamaan Ardayda S/L Wax ka barata Jaamacadaha Bangladesh gaar ahaan:

1.Maxamuudd Cabdi Muse(Madaxsare)

2.C/risaaq Yusuf Cadaani.
3.Mustafe Maxamed Maxamuud.
4.Axmed Ibrahim Siciid(Caashaq)
5.Muxyadiin Faarax(Xooje)
6.Cabdilahi Xaji Kheyre.
7.Maxamuud Ismacil Jamac.
8.Cawaale Saleeban Cabdi(Xamaasi)
9.Muxyadin Ibrahim Adam(DulDul)
10.C./qadir Qunyar.
11.C/laahi Xadi Raabi
12.Fuaad Yaakhii.
13. Warsame Cisman(Warsame Jabuuti)
14.Sharmarke Cabdullah Farax.
15.Cali Xuseeen Nuur.
16. Khadar Cabdi Khayre.
17.Xasan Maxamed Maxmud(Xasan China)
18.Cabdillahi Beder Xabiib(Beder)
19.Axmed Xujaale.
20.Cumar Carab.
21. Cabdiwelli(Casiir)
22.Mustafe Qadari.
23.Maxamed C/lahi Xuseen(Shiine)

Waxaanu Tacsi Tiiraanyo Leh u diraynaa Qoyskii Iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Maxamed Caydiid Toohe oo Shil baabuur Ku dhintay Wadanka Malysia caasimadiisa Kualalampur Gaar ahaan Waxaan Tacsi Murugo Leh u diraynaaa C/rashiid Caydiid Toohe oo kamida ardayda wax ka barata Bangaladesh islamarkaan ah Marxuumka walaalkiis.
Qoyskii, Qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeryodoay Ilaahay Samir iyo Iiman saadiqa Ha ka siiyo Marxuumkana Janadii Fardawsa Allah ha ku abaalmariyo.
INAALI LAAHI WA INA-ILAYHU RAAJUCUUN.

No comments:

Post a Comment