Saturday 7 November 2009

DAWLADA SOMALILAND MA CADOWGA SOMALILAND AYAA KA DAMBEEYAY AYAY KAGA BAXDAY DILKDAWLADA SOMALILAND MA CADOWGA SOMALILAND AYAA II TALIYAHA QAYBTA 12AAD


tan iyo intii la dilay taliyihii hore ee qaybta 12 aad marxun cisman yuusuf nuur waxay indhaha dadku kusoo jeedeen bal halka uu ku cadaan doono dilka cisman yuusuf oo ay dawladda somaliland sheegtay inay baadhitaan culus ka wado arrintaase oo dad ilaa tobaneeyo ah loo xidhxdihay hase yeeshee ma jiraan wax waroo ka soo baxa dhinaca dawladda somaliland oo cadaynaya dilkaasi iyo cidda ka dambaysay toona waxaase jiray sheegasho ninka buraale yuusuf lagu magacaabay walow ay cuqaasha beesha uu ka soo jeedo ay ninkaasi ku sheegeen nin walaan oo aan wax kasoo qaad lahayn wixii ka jiraba dadku waxay indhaha iyo dhegahaba u fureen cidii gaysatay qaraxii lascanod oo hadda jawaabta laga sugayo dhinaca dawladda dawladda ayaa iyadu kaga baxday waxaa ka dambeyay cadowga somaliland oo duuduub loo qaatay waxayse dawladda oo madaxweynuhuu ugu horeeyo balan qaadeen inay talaabo adag ka qaadi doonaan cidii ka dambaysay waxaannase ilaa hadda muuqan talaabo la qadaay iska daa talaabo cid laga qaaday ee ma jiraan hadal xitaa lagu qanci karo oo ka soo baxay xafiiska wasaaradda gaadhaandhiga iyo arrimaha gudaha xitaa xafiiska madaxweynaha
waxaase dhegtu taagan tahay dadka uu ka baxay iyo guud ahaanba ciidanka qaranka iyo shacab weynaha somaliland oo ay tani ku tahay mid aan hore loo maqlin u dhicin aamusnaanta iyo kaga bixidda cadowga somaliland ayaa ka danbeyay dilkii taliyaha waxaa dhawaan magaaladda lascanod tagay ciidanka qaran general nuux taani iyo wasiirka gaashaanshiga ayaa tagay lascanod kulana la qaatay dadka reer lascanod walow ay hadda dib ugu laabteen caasimadda hargaysa taasina may qancin shacabka somaliland magaaladda beesha ssc oo uu ka soo jeeday ninkii sheegtay qaraxii lascanod ayaa iyagu dhinacooda sheegay inay dilkaasi ka dambeyaaan xukuumadda oo laga aababul madaxtooyadda sidda ay ku baahinyeen shebekadda ay leeyihiin oo jidbaale iyo idaacad ka hadasha goboladda putland iyo barta internetka ee daljir dhaaman warbaahinta reer putland ayaa ku nuux nuxxsaday sidaan u dili karin hadaan soo qaato tuducka mid ah waxyaabaha ay qoreena waxaa ka mid ahaa ( Waxaa soo baxaya warar hoosaadyo isa soo taraya oo ku saabsan dilkii loo gaytey Taliyihii qaybta 12aad ee Maleeshiyada Hargaysa Cismaan Yuusuf Nuur. Haddaba waxaa arrintan aanu ka waraysanay Saraakiil ka soo kala jeeda Gobollada Sool iyo Togdheer, kuwaasoo ku sugan magaalada Hargaysa, Waxaana Saraakiishan ka mid ah mid aad ugu dhaw aqalka Madaxtooyada ee Hargeysa.)
is difaaca beelaha ssc ayaa ah mid xukuumadda lagu tuhmin karo maadaama aanay xukuumaddu waxa jawaab ah ka bixin dilkaasi iyo cidda ka dambaysay intaas oo dhan marka laga yimaado waxaa maalintaa maalintii ku xigtay ciidanka qaranku ku guulay daraaysteen inay qabtaan ninkii falkaasi sheegtay oo baxsaday taasina ay tahay mid kale sidoo kalena dawladda somaliland ayaa isla maalintaa ku guula daraysatay qabashada isku soo duuduuboo aamusnaanta xukuumadda iyo dhega dhegaynta shacabka ayaa ah mid lagu tuhmi karo dhiniciisa
ugu dambayntii waxaanna xukuumadda leeyahay waa inay meel uun ku cadaysaa qaraxii laascanod ee lagu dilay taliyihii qaybta 12 aad alle ha u naxariistee cismaan yuusuf

000095afdhilo
wariyaha iftin.net ee somaliland saleban sahal jamac

No comments:

Post a Comment